Categories
Siyaasa - politics

Dagaal sokeeye hadduu dhaco 2021 yaa mas’uul ka ah

Dagaal sokeeye hadduu dhaco 2021 siduu u dhacay 1991-kii yaa sabab u ah? Sida muuqata Soomaali waxay qarka u saaran tahay dagaal sokeeye inuu ka dillaaco, taasna waxaa keentay muddada uu Farmaajo ku darsaday oo ah labo sano. Taas waxay soo xusuusinaysaa xukun jacaylka madaxweynihii afgambiga ku qabsaday dalka Maxamad Siyaad Barre. Tolow taariikhda mar […]

Categories
Siyaasa - politics

Farmaajo yaa teegeersan maxaase laga rabaa

Wararka ka jira warbaahinta dunida maalmahan waxay afka ku hayaan hubka loo geeyay dowladda federaalka ee soomaali jirta. Hubkaas waxaa keenay dalka Turkey waa deeq ay ugu deeqday dowladda Turkey dowladda Soomaaliyeed. Dadka kasoo horjeeda dowladda federaalka oo ku eedeynaya Farmaajo inuu xoog ku haysto waxay leeyihiin dowladda Turkey waxay rabtaa Farmaajo inuu xoog ku […]

Categories
Fatwada Siyaasa - politics

Muxuu yahay xalka laga gaari karo arinta gobolka Gedo?

Su’aasha: Wali waxaa jiro ismaandhaf ku aadan doorashada waxaana caqabada ugu daran ay tahay arinta gobolka Gedo Axmed Madoobe wuxuu ku adkeystay in Gedo laga soo saaro ciidanka dowlada geysay laguna wareejiyo ciidama kenyan ah iyo kuwa maamulkiisa dowladana waa diidey midaas marka xalka ugu dambeeya arintaas maxay noqon kartaa. Jawaabta: Xalka waa inay soomaalida […]

Categories
Siyaasa - politics

Farmaajo waqtigiisa haduu dhamaaday maxaa loogu yeeri karaa

Su’aasha: Madaxweyne farmaajo wixii isniinta 8 February waxaa ka dhacaayo sharciyadii madaxweyne ee uu dastuurku u siiyey diintu maxay ka qabtaa mar haduu dalka galaayo firaaq dastuureed oo qoladii madaxweynaha ka soo hor jeeday ay rabaan in kursiga uu ku fadhiyo ay xoog kala wareegaan arintaas diinteenu maxay ka qabtaa. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa […]

Categories
News Siyaasa - politics Taariikh - History

Taariikh nololeedka Maxamed Xuseen Rooble RW cusub

Taariikh nololeedka Maxamed Xuseen Rooble RW cusub Madaxweynaha dowladda federaalka Farmaajo ayaa u magacaabay 17-ka bisha 9-aad 2020 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mohamed Hussein Roble. Ninkan oo baddalay Xasan Cali Khayre oo xilka laga qaaday dhowaan, markii ay khilaafaad soo dhexmareen isaga iyo madaxweynaha soomaaliya kaddib. Waxaa la sheegay ra’iisul wasaaraha cusub inuu kasoo jeedo gobolka […]

Categories
Siyaasa - politics

Kiiska badda soomaali iyo Amin arts

Kiiska badda soomaali iyo Amin arts Amin arts oo soo sawiray sawir tilmaamaya xaalka ka jira siyaasadda dalka soomaaliya. Taas oo ah kiiska badda soomaaliya oo ay dacwad kaga dhexayso Kenya iyo Soomaaliya. wuxuu soo sawiray siyaasiyiinta soomaaliyeedm oo Kenya taageersan oo raba inay iyada ku guulaysato qadiyadda badda. Waxay la safan yihiin dowladda Kenya […]

Categories
Siyaasa - politics Taariikh - History

Waa kuma Amin arts ama Amin Amer

Waa kuma Amin arts ama Amin Amer Amin Amir is a famous Somali painter who draws arts about Somali politics and sometimes draws on world politics   أمين عامر رسام صومالي مشهور، يرسم رسومات تتعلق بالسياسة الصومالية وأحيانا يرسم عن السياسة العالمية Amin Amir waa farshaxanle soomaaliyeed oo caan ah oo ku nool dalka Canada, […]