Muuqaalka Rooble oo baraha bulshada qabsaday

Muuqaalka Rooble oo baraha bulshada qabsaday

Waxaa ku faafay baraha bulshada muuqaalka ra’isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble asoo la joogo masuul dalka Imaaraadka ka socda waxaa kaloo meesha ka muuqday wasiirka maaliyadda, meesha waxaa taallay lacagtii imaaraadka ay soomaali soo galiyeen oo garoonka Aadan Cadde lagu qabanayay. Rooble markuu soo galay meesha lacagta tiillay wuxuu sameeyay fal aan habboonayn inuu sameeyo nin […]

Taariikh nololeedka Maxamed Xuseen Rooble RW cusub

Waa kuma Maxamed Xuseen Rooble

Taariikh nololeedka Maxamed Xuseen Rooble RW cusub Madaxweynaha dowladda federaalka Farmaajo ayaa u magacaabay 17-ka bisha 9-aad 2020 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mohamed Hussein Roble. Ninkan oo baddalay Xasan Cali Khayre oo xilka laga qaaday dhowaan, markii ay khilaafaad soo dhexmareen isaga iyo madaxweynaha soomaaliya kaddib. Waxaa la sheegay ra’iisul wasaaraha cusub inuu kasoo jeedo gobolka […]