Taariikh nololeedka Maxamed Xuseen Rooble RW cusub
Madaxweynaha dowladda federaalka Farmaajo ayaa u magacaabay 17-ka bisha 9-aad 2020 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mohamed Hussein Roble.
Ninkan oo baddalay Xasan Cali Khayre oo xilka laga qaaday dhowaan, markii ay khilaafaad soo dhexmareen isaga iyo madaxweynaha soomaaliya kaddib.
Waxaa la sheegay ra’iisul wasaaraha cusub inuu kasoo jeedo gobolka galmudug lafta sacad ee beesha Habargidir.

Wuxuu ku dhashay magaalada Hobyo
Waxaa la sheegay inuu leeyahay shan carruur .
Wuxuu ku qaatay waxbarashada ilaa heerka jaamacadda magaalada Muqdisho wuxuuna ka baxay jaamacadda umadda wuxuu ka qalinjabiyay kulliyadda handasada sanadka markuu ahaa 1990.
Marka uu dhacay dagaalka wuxuu galay asoo qoxooti ah dalka Sweden.
Marka la gaaray sanadka 2000 ayuu ka qaatay jaamacad ku taalla Sweden Master.
Wuxuu usoo shaqeeyay hay’ado reer galbeed oo badan oo ay ka mid tahay qaramada midoobay wuxuuna ugasoo shaqeeyay Kenya iyo Sweden iyo Tanzania.
Halkan waxaad ka fahmi kartaa dadka qurbaha lagusoo tababbaray inay yihiin dad aan la ogeyn waxay aaminsan yihiin sheekada soomaali lala maagan yahay ma yara. darraad naagta keentay qaanuunka foosha xumaa oo baarlamaanka lasoo hordhigay waa naagaha lagu soo barbaariyay qurbaha.
ummada oo maanta wadaniyiin aan ahayn ayaa dalka gacmaha loo galiyay berri waxaa laguu keenaa khaniis iyo gaal madow inuu madax kuu noqdo. haddaba way joogaan laakin way isqarinayaan.
Farmaajo doorashada 2022 muxuu ugu guulaysan waayay
The President of the Federal Government of Somalia, Farmaajo, appointed Mohamed Hussein Roble as the Prime Minister of Somalia on September 17, 2020.
This man replaced Hassan Ali Khayre who was removed from office recently, after disagreements between him and the President of Somalia.
The new Prime Minister is said to be from the Galmudug region, a member of the Habargidir clan.
He was born in Hobyo.
He is said to have five children.
He received his education up to the university level in Mogadishu and graduated from the National University, where he graduated from the Faculty of Engineering in 1990.
When the war broke out, he entered the refugee camp in Sweden.
In 2000, he received a Master’s degree from a university in Sweden.
He has worked for many Western organizations, including the United Nations, and has worked in Kenya, Sweden, and Tanzania.
From here you can understand that people who were trained in the diaspora are unknown people, they believe that the story of Somalis is not enough. The woman who brought the ugly law that was presented to parliament is the women who were raised in the diaspora.
The nation, which is not patriots today, has been handed over to the country, tomorrow you will be brought a homosexual and a black infidel to be your leader. So they are there but they are hiding.
