Nin Soomaaliyeed oo jira 122 sano ayaa wareysi laga qaaday. ninkan oo sheegey taariikhda soomaali iyo taliyaani. sidoo kale wuxuu sheegay waxyaalo badan yaab badan. waxaa ka mid ah hooyadiisa inay nooshahay oo 150 ay gaartay.
News halkan waa barta wararka dalka iyo dibadda, wararka siyaasadda iyo caafimaadka iyo cayaaraha iyo dhamaan waxa dunida ka socda
Nin Soomaaliyeed oo jira 122 sano ayaa wareysi laga qaaday. ninkan oo sheegey taariikhda soomaali iyo taliyaani. sidoo kale wuxuu sheegay waxyaalo badan yaab badan. waxaa ka mid ah hooyadiisa inay nooshahay oo 150 ay gaartay.
Soomaalida ma ka xishoodaan inay dadka wax been ah ka sheegaan. Baraha bulshada dadka soo galo badankooda waxay usoo galaan fadhi ku dirir iyo qabyaalad. Gabar soomaaliyeed wariye ah oo lawada yaqaano ayay ksuoo qoreen Facebook inay dhimatay. Hadalkaas dad badan ayaa run u qaatay, laakinse been buu ahaa. Dhimashada waa xaq, qof kasta wuu […]
Dilaaga qabiilka uu kasoo jeedo Goobjoog Ninka xaaskiisa dilay oo warbixin laga helay. nin soomaaliyeed oo meesha uu degannaa ku noolaa ayaana aad uga sheekeeyay sidey wax u dhaceen. gabadha la dilay waa la jarjaray, gabadha waxay ahayd majeerteen, nin carab ayaa qabay, ninka soomaaliyeed oo u dhashay raxanweyn, waxayna ahayd gabar aad u shaqaysatay […]
Wiil Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay diyaarad uu gacantiisa ku sameeyay Diyaarad nooca dagaalka ah oo lagu sameeyay Cadaado ayaa lasoo bandhigay, waxaana meesha joogay dad badan Diyaaradan oo loogu magacdaray Somali Air Force ayaa waxaa sameeyay Axmed Cumar Sahal waxuuna sheegay inuu u hibeyn doono ciidamada difaaca cirka Somaliya. Waa markii u horeysay oo diyaarad […]
Saaka waxay soo rideen ciidanka cirka dalka Pakistan labo dayuurad dagaal oo ay leedahay dowladda India, marka ay soo weerareen kaddib Kashmir halkaan ka akhriso faahinta: War degdeg Pakistan oo labo diyaarad dagaal soo ridday
MD Erdogan oo la kulmay ardayda Soomaaliyeed ee Turkey wax ka barta Madaxweynaha Turkiga oo ah qofkii ugu horreeyay soomaali garab istaaga, waxyaalo badan ayuu u sameeyay, marka dowlado badan carab ah ay dalkeena dhabarka u jeediyeen. Erdoğan oo ah qof aad u jecel shacabka soomaaliyeed wuxuu booqday ardayda soomaalida ee wax ka barata dalka […]
George Bell 77 jir ah oo caruur yaryar kufsaday George Bell oo ah Wasiirka Qasnadda (maaliyadda) ee Vatican oo labo caruur kufsaday, labadaas caruur oo da’doodi ahayd 13 sano. sidoo kale caruur kale ayaa lagu haystaa inuu kula kacay fal edebdarro ah. wasiirkan oo joogay markaas kaniisad ku taalla magaalada Melbourne ee dalka Australia, ninkan […]