Categories
News

Argagixiyaha muslimiinta New Zealand masjidka ku laayay

Argagixiyaha muslimiinta New Zealand masjidka ku laayay Booliska New Zealand waxay sheegeen ninka argagixiyaha muslimiinta ku laayay masjidka waxaa lagu magacaabaa Brenton Tarrant wuxuuna u dhashay dalka Australia wuxuuna jiraa 28 sano. intuusan weerarka fulinin wuxuu faafiyay warqad uu ku sheegayo sababta uu u weeraryo masjidka ; wuxuu yiri aniga waxaan ahay nin cad oo […]

Categories
News

Sawirada weerarka Masjidka New Zealand

Sawirada weerarka Masjidka New Zealand Maanta salaadda jimcaha dad hubaysan ayaa xabbad ku furey muslimiinta iyagoo salaad ku jira dalka New Zealand. waxaa la sheegay inay gaarayaan dadka meesha ku geeriyooday 30 qof . booliska hal qof ayay qabteen dadka kale waa la raadinayaa sawirada waa kuwan> Maanta booliska waxay fareen dadka ajaanibta inaysan gurigooda […]

Categories
News

30 qof in ku dhow ayaa lagu dilay 2 masjid dalka New Zealand

30 qof in ku dhow ayaa lagu dilay 2 masjid dalka New Zealand Wararka ka imaanaya dalka newzland ayaa sheegaya in labo ma sjid xilliga salaadda jimaca lagu weeraray rasaas gaar ahaan magaalada Christchurch dadka ku dhuntay waxay gaarayaan soddon qofood.   Sawirada: booliska waxay qabteen hal qof oo ka mid ahaa dadka masaajika weeraray. […]

Categories
News

Ciidanka sababta ay waddooyinka Xamar u xireen

Ciidanka sababta ay waddooyinka Xamar u xireen Warar ayaa waxay sheegayaan ciidanka militariga inay xireen waddooyinka magaalada Muqdisho. waxaa la sheegay dhowr bilodd inaysan qaadanin wax mushaar ah. sawirada ay dad badan goobjoog ah ay soo bandhigeen waa kuwan Tallaabadan ciidanka ay qaadeen waa halis oo ka imaan karta dhibaato weyn

Categories
News

Shilka Ethiopian airlines Flight 302 malaga dambeeyay

Shilka Ethiopian airlines Flight 302 malaga dambeeyay Dad ayaa waxay shaki galiyeen inay caadi usoo dhcday diyaaradda Ethiopian airlines  Flight 302 oo noocaeeda ahaa Boeing 737 MAX 8 waxaa la sheegay diyaaraddaas inay saarnaayeen dad aqoon yahay ah oo kasoo jeeda waddamo badan waxaa ka mid ah:   seddex aqoon yahay masaariah labo aqoon yahay […]

Categories
News

Yoweri Museveni Farmaajo siduu usoo dhoweeyay

Yoweri Museveni qaabka uu taagan yahay, wuxuu tilmaamayaa kibir iyo islaweyni, caadi ahaan marka qofka madaxweynaha soo dhoweynayo diggiisa wuu kasoo hor baxaa, ee ma aha inuu sugo, qaabkan wuxuu tilmaamayaa inuu liidayo qofka kale.   Madaxwene Farmaajo sawirkan ay ka sawireen kuwan waxay muujinayeen sida ay ka aaminsan yihiin soomaalida. waxaa la sheegay Yoweri […]

Categories
Bulsho Society News Talooyinka Consultation

Albaabada amarjansiga diyaaradda sida looga baxo

Albaabada amarjansiga diyaaradda sida looga baxo Diyaaradda waxay ka mid tahay gaadiidka aadka loo adeegsado, wax badan ayay sahal ka dhigtay. laakin marka ay dhacdo dhibkeeda lama soo koobi karo halis weyn ayay leedahay. diyaaradaha waxay leeyihiin albaabo amar jansi ah marka ay dhici  rabaan ayaa la furaa. marka muuqaalkan wuxuu kuu caddeynayaa qaabka loo […]