MD Erdogan oo la kulmay ardayda Soomaaliyeed ee Turkey wax ka barta

Madaxweynaha Turkiga oo ah qofkii ugu horreeyay soomaali garab istaaga, waxyaalo badan ayuu u sameeyay, marka dowlado badan carab ah ay dalkeena dhabarka u jeediyeen.

Erdoğanoo ah qof aad u jecel shacabka soomaaliyeed wuxuu booqday ardayda soomaalida ee wax ka barata dalka Turkey.

Erdogan iyo somalida Turkey
Erdogan iyo somalida Turkey

Soomaali badan ayaa tacliin ka heshay dalkaas, aadna waa loogu soo dhoweeyaa Turkey.

waa dad meesha lagu sharfay, taasna waxaa sabab u ah madaxweynaha Turkiga.

Leave a Reply