Categories
News

Nin soo islaamay asoo jira 99 sano

Alle (SW) isagaa hanuunka iska leh qofkuu rabo ayuu hanuuniyaa qofkuu rabana wuu lumiyaa, ninkan wuxuu soo galay diinta islaamka asoo jira 99 sano. Maanta waxaa sugan qofka marka uu soo islaamo Alle inuu ka dhaafayo dambiyada uusoo galay  oo dhan sida uu ku sheegay quraanka kariimka Alle wuxuu yiri: (قُل لِّلَّذِينَ كَفَرُوا إِن يَنتَهُوا […]

Categories
Bulsho Society News Siyaasa - politics

Magalaada gaalkacyo iyo go’aanka Gudoomiye Sanyare

Su’aasha: Gudoomiyaha sanyare ee gaalkacyo waxa uu soo dajiyey go’aan raganimo ah kaas oo ah in magalaada lagu dhex wadan karin qori go’aan kaas sidee loo qaadan karaa maadaamo ay magalaadii amni noqotay. Jawaabta: Waa go’aan laga rabo dowlad kaste inay ilaaliso hubka inuusan gacanta u galin dadka aan loogu talagalin inay qaataan, soomaali waxa […]

Categories
News Sawirada

Saabriin Xasan oo tartan quraan ku heshay gaari 40 kun doolar ah

Saabriin Xasan waa gabar soomaaliyeed oo jirta labo iyo toban sano, waxay ku guulaysatay musaabaqada ama tartanka quraanka kaarimka dhammaantiisa, sodonka juz waxaa abaalmarin loo siiyay gaari Toyota ah oo qiimihiisa uu yahay 40 kun doolar. Quraanka kariimka qofka marka uu ku dadaalo Ilaahay karaamo ayuu siiyaa adduun iyo aakhiraba. Gabadhan yar waalidkeeda si fiican […]

Categories
News

Haweeney oo ninkeeda sun ku dishay magaalada Baladweyn

Waxay sheegayaan warar ka imaanaya Soomaaliya gaar ahaan xaafadda xaawo taako ee magaalada Baladweyn. Ninkan waxaa lagu magacaabaa Cumar Macallin Maxamuud wuxuu ahaa macallin dugsi waxaa la sheegayaa inuu ku geeriyooday sun la siiyay daraaddeed, waxaana sunta siisay xaaskiisa oo masayr hayay, waxay sunta ugu dartay cunto uu cunayay waxayna ahayd cuntadaas cashada. Marka sideed […]

Categories
News

Sawiro iyo Video muujinaya lo’da duniga ugu yar

Beer ku taalla dalka Bangladesh koonfur galbeedka magaalada Daka ayaa ku dhalatay lo’ aad u yar oo loo bixiyay Raani. Ninka iska leh lo’daas wuxuu leeyahay lo’dayda waxay noqotay xidig caan ah waxaa soo booqda kumanaan maxaayeelay waa lo’da ugu yar dunida. Da’deeda waa 23 bilood waxaa lagu tiriyaa inay baaluq tahay dhererkeeda waa 51 […]

Categories
News

Dhismaha kalluunka u eg ee ku yaalla Xaydarabaad

Dhismahan waa dhismaha wasaaradda deeqda badda iyo kalluunka ee ku taalla magaalada Xaydarabaad ee dalka India. Waxaa loo dhisay qaab kalluun qofka wuxuu u malaynayaa kalluun weyn markuu meel dheer kasoo arkayo. Waxaad ku arkaysaa sawirkan baraha bulshada asoon la sheegin meesha uu ku yaallo dhismahan. Sida la og yahay adduunka waxaa ka jira tartan […]

Categories
News

Ereyo English si sahlan lagu xifdin karo

Ereyo English si sahlan lagu xifdin karo Qofka marka uu af baranayo waxaa la rabaa inuu raaco qaababka ugu sahlan luqada lagu qaban karo. Waxaa ka mid ah qaabka ugu fudud lagu baran karo afafka oo uu ka mid yahay afka ingiriiska inuu qofka isku qabto ereyda isu dhow qoraal iyo akhris ahaan. Halkaan dhowr […]