Categories
Caafimaadka Health News

Feyraska hargabka yaanyada oo India ku faafay

Dowladda India waxay sheegtay inuu ku dhex faafay dalka India oo dhan feyras loo bixiyay feyrska yaanyada (Tomato flu) wuxuu ku dhacay 82 labo caruur naasnuug ah. Waxaa lagu gartaa feyraskan qandho aad u daran iyo nabro jirka kasoo yaaca jirka oo dhan wuxuu noqonayaa guduud sida yaanyada oo kale, sidaas ayaa loogu bxiyaya magaca […]

Categories
News

Gabar soomaaliyeed oo dishay nin masaari kufsan rabay

Gabar ku nool dalka Masar gaar ahaan xaafadda 6 Oktoobar ayaa dishay nin daroowel ah oo gaari caasi kaxaynaya, ninkaas oo gabadha mindi ula soo baxay oo rabay inuu kufsado intay ka qaadday mindida ayay xabadka ka galisay isla markii ayuu meesha ku dhintay, markaas ayay carartay. Muddo kaddib waxay la timid qareen waxay is […]

Categories
News Siyaasa - politics

Sawirada talawareejinta Farmaajo iyo Xasan Sheekh

Dalka soomaaliya waxaa ka dhacday doorasho 15-ka bishan aan ku jirno waxaa ku guulaystay Xasan Sheekh Maxamuud waxaana ku khasaaray Farmaajo. Sida muuqatay Farmaajo wuxuu isku dayay inuu dalka haysto doorasho la’aan, laakin way u suurtagali waysay, sidoo kale Farmaajo afarta sano uu talada hayay ballamada uu shacabka ka qaaday wuu kasoo bixi waayay, wuxuuna […]

Categories
News

Fursad waxbarasho Scholarship 2022 ee dalka Turkiga

Fursad waxbarasho Scholarship 2022 ee dalka Turkiga Dowladda Turkey oo sheegtay in la furay minxada dowladda ee sanad dugsiyeedka 2022 ee loogu talaggalay ardayda aan Turkishka ahayn. Waxaa lasoo gudbisan karaa dalabaadka laga bilaabo 10 bisha Janaayo 2022 ilaa 20-ka bisha Fibraayo. Minxada waxaa loo oggol yahay marxaladaha kala ah Baccalaureus iyo Master iyo PhD. […]

Categories
News Sheeko Story

Qisadii askariga Maraykanka oo Soomaali joogi jiray oo soo islaamay

Qisadii askariga Maraykanka oo Soomaali joogi jiray oo soo islaamay Askarigan waxaa la dhahaa Richard McKinney wuxuu ka mid ahaa ciidamada badda ee maraykanka wuxuu kasoo shaqeeyay dalal badan oo ka mid ah bariga dhexe waxaa ka mid ah meelaha uu kasoo shaqeeyay soomaali wuxuu la socday ciidamada maraykanka sanadkii 1993 joogay dalka soomaaliya. Ninkan […]

Categories
News

Gabar Maali u dhalatay oo 9 mataan dhashay

Gabar lagu magacaabo Xaliima Siisi oo u dhalatay dalka Maali ayaa dhashay 9 mataanood. Xaliima oo ah gabar 26 jir oo ku dhashay caruurtan sagaalka ah isbitaal ku yaalla dalka Marooko ayaa sheegtay ilmaheeda inay maalin kastesii fiicnaanayaan  kahorreysa . Ninka qaba Xaliima oo lagu magacaabo Qaadir Carabi 35 jir ah ayaa la joogay xaaskiisa […]

Categories
News

Haweeney hindi ah oo 70 jir ah cunug dhashay

Nin iyo naagtiisa oo u dhashay India waxay is qabeen 45 sano waligooda ilmo ma dhalin ninka wuxuu gaaray 75 naagtana waxay gaartay 70 sano. Kadib waxaa loo sameeyay bacrimin waxaa lagu shubay biyaha ninka uur ayay bixisay cunug ayay dhashay waxay sheegaan inay aad ugu faraxsan yihiin cunugga u dhashay. Dhalmada waa wax gacanta […]