Qoftaada haadaad Ku aragtid dabeecad cusub oo aadan awal Ku arki jirin

Qoftaada haadaad Ku aragtid dabeecad cusub oo aadan awal Ku arki jirin Su’aasha: Qoftaada haadaad Ku aragtid dabeecad cusub oo aadan awal Ku arki jirin. Jawaabta: Iyada weydii sababta ay isu badashay waxaa laga yaabaa wax inay dhibsanayso waxaa ugu fiican inaad kalsooni siido aad waraysato oo aad u muujiso naxariis. Dumarka waa sida caruurta […]
Haweeney oo ninkeeda sun ku dishay magaalada Baladweyn

Waxay sheegayaan warar ka imaanaya Soomaaliya gaar ahaan xaafadda xaawo taako ee magaalada Baladweyn. Ninkan waxaa lagu magacaabaa Cumar Macallin Maxamuud wuxuu ahaa macallin dugsi waxaa la sheegayaa inuu ku geeriyooday sun la siiyay daraaddeed, waxaana sunta siisay xaaskiisa oo masayr hayay, waxay sunta ugu dartay cunto uu cunayay waxayna ahayd cuntadaas cashada. Marka sideed […]
Maseyr iyo xanaaq ayaan dareemaa gabar xiriir naga dhexeeyo marka lala hadlo

Maseyr iyo xanaaq ayaan dareemaa gabar xiriir naga dhexeeyo marka lala hadlo Su’aasha: Asc daruur En waxa rabay inad talo isisan Taladu waxay tahay: waxaa jirto Gabadh an mudo dheer xiriir wadaag nahay ku dhawad 4 sano isla socono, hase ahaate dhibka ama cilada an qabo waxay tahay maseer iyo xanaaq, marki an xanaaqi isma […]
Maseyrka daran maxaa keeno

Maseyrka daran maxaa keeno waa maxay maseer Su’aasha: Asc walal salaan kadib Walal waxyabaha iskala yabaay marka Gabar saaxibtay ah Gabar ku arko waa kululada xata ina gooyo Isku daya ninka aan shukansado iska daaye xata wiilasha walalnimada naga dhaxayso qof kale kuma arki karo ani ahayn ninka aanka helo xata hadi aan aqoon uu […]
Dumarka falka ay aad uga baqaan

Dumarka falka ay aad uga baqaan Waxaa la sheegay in nin xaaskiisa ay ka carootay waxayna aadday gurigooda, waxayna kaxaysatay caruurteeda, markaas ninkeedii ayaa hadal ugu qoray whats app-ka wuxuu ku yiri: Walaaley gurigaaga usoo laabo caruurtana keen waxay ku tiri: masoo noqonayo qofka hal mar beensheego mar labaad ayuu baansheegaa wuxuu ku yiri: ok […]
Gabar saaxiibteeda ninkeeda ku dartay

Maseyrka dumarka waa wax dabiici ah oo aan ceeb ahayn, wuxuuna inta badan u noqdaa jacaylka naagta ay ninkeeda u qabto, gabar ninkeeda saaxiibteeda way adag tahay inay ku darto. laakin sida ku faaftay baraha bulshada waxaa la sheegay nin xaaskiisa inay u dhammeysay inuu guursado saaxiibteeda. waa arrin aad u yar inay dhacdo, nafta […]
