Ereyo English si sahlan lagu xifdin karo

Qofka marka uu af baranayo waxaa la rabaa inuu raaco qaababka ugu sahlan luqada lagu qaban karo.

Waxaa ka mid ah qaabka ugu fudud lagu baran karo afafka oo uu ka mid yahay afka ingiriiska inuu qofka isku qabto ereyda isu dhow qoraal iyo akhris ahaan.

Ereyo English si sahlan lagu xifdin karo
Ereyo English si sahlan lagu xifdin karo

Halkaan dhowr erey ayaad ku arkaysaa oo is shabahaya oo ay kuu sahlan tahay inaad isku xifdiso.

Ereyadan waxay ku qoran yihiin jadwal waxaana loo tarjumay af soomaali.

Macanaha ereyga ayaa lagaa rabaa inaad xoogga saarto si aad usoo xusuusto ereyga kale u eg marka aad aragto.

Luqadaha waxay u baahan yihiin qaab caqli ku dhisan in loo barto, barashada markay sidaas tahay qofka si dhaqsi ayuu ku baran karaa afka ama luuqada.

EnglishSomaliEnglishSomali
angryxanaaqsanhungrygaajaysan
punishciqaabayapublishfaafinaya
choicedoorashochancefursad
changebadalayachargekaarikaynaya
argumentdoodagreementheshiis
debtdeyndebitdeemaysan
ownhaystaowedeyn galay

Ereyo English oo ku bilowda ereyga HAND iyo macnaha uu keenayo

Leave a Reply