Beer ku taalla dalka Bangladesh koonfur galbeedka magaalada Daka ayaa ku dhalatay lo’ aad u yar oo loo bixiyay Raani.

Ninka iska leh lo’daas wuxuu leeyahay lo’dayda waxay noqotay xidig caan ah waxaa soo booqda kumanaan maxaayeelay waa lo’da ugu yar dunida.
Da’deeda waa 23 bilood waxaa lagu tiriyaa inay baaluq tahay dhererkeeda waa 51 sintimitir miisaankeedana waa 28 kiilo

Halkaan ka daawo video muujinaya lo’daas :

Leave a Reply