Categories
News

Sow ma dhici karto in sababkan loo dilay Ing Yarisow

Sow ma dhici karto in sababkan loo dilay Ing Yarisow Ing Yariisow maalmo yar kahor wuxuu usoo celiyay haweeney soomaaliyeed oo guriga laga haystay dhowr sano, wuxuu siiyay furaheeda iyadoo aan shilin laga qaadanin, taas waa guul aad u weyn. marka lama fogaysanayo dadka guryaha xaqdarada ku haysta inay ka dambeeyeen dilkiisa si aan guryaha […]

Categories
News

Wiilka Ing Yariisow oo hadlay

Wiilka Ing Yariisow oo hadlay Wiil uu dhalay Ing. Yariwo oo lagu magacaabo Maxmed ayaa ka hadlay geerida aabbihiisa, wuxuu kusoo qoray barta Facebook tacsi  wuxuu yiri: إنا لله وإنا إليه راجعون Today the people of Mogadishu lose their Mayor; but I lost my Father. May Allah Grant him the highest rank of Paradise. Maanta […]

Categories
News

Yaa ka dambeeyay dilka Ing Yariisow?

Yaa ka dambeeyay dilka Ing Yariisow? Soomaali loollan adag ayaa ka jira, waxaa jirta qabyaalad aad u qurmuun, wax kastoo la fuliyo shabaab ayaa korka laga saaraa. waxaa isweyddiin mudan ma dhici kartaa in Ing Yariisow dilkiisa dad dowladda ka mid ah ay ka dambeeyaan?. Waxaa yaab badan Muqdisho dowladda oo leh anaa haysto haddana […]

Categories
News

Ing Yariisow taariikh nololeedkiisa

Ing Yariisow taariikh nololeedkiisa Cabdirahmaan Cumar Cusmaan oo aan ku ah Ing Yariisow. Waa siiyaasi soomaaliyeed oo kasoo jeeda beesha Abgaal . wuxuu ahaa Soomaalida ku nooleyd dibadda  wuxuu joogay dalka UK. Wuxuu soo galay siyaasadda soomaaliyeed dhowr jago ayuuna soo qabtay. Jagada ugu dambeysay uu hayay waxay ahayd  agaasimidda gobolka Banaadir. Wuxuu ku dhaawacmay […]

Categories
News Sawirada

Turkiga iyo Carabta tartanka ay soomaali ugu jiraan

Dowladda Turkiga oo ugu deeqday soomaali gawaari sida la og yahay dowladda Turkiga waaa dowladda kaliya usoo damqatay soomaali marka ay dhulka taallay dowladaha carabta hadda isku sheegaya inay soomaali caawinayaan waxay ku raaxaysan jireen dhibka soomaalida haystay dowladda Qatar waa tii diidday baasaboorka soomaali soomaalida waxay ku gali jireen baasaboor itoobiyaan sidoo kale dowladda […]

Categories
News

Gabadha qaraxa fulisay oo hadlayso

Gabadha qaraxa fulisay oo hadlayso Basiira waxaa weeye gabar noofo ahayd oo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeysay qaraxa ka dhacay maamulka Banaadir oo dad badan ay ku dhinteen oo uu ku dhaawacmay Ing Yariisow gudoomiyaha gobolka Banaadir. Wararka waxay sheegeen Basiira Cabdi inay la socotay gabar lagu magacaabo degan oo marka qaraxa dhacay goobta […]

Categories
News Sawirada

Wiil Soomaaliyeed oo diyaarad sameeyay sawiro

Wiil Soomaaliyeed oo diyaarad sameeyay sawiro Wiil yar soomaaliyeed oo soo bandhigay diyaarad oo isaga gacantiisa ku sameeyay. diyaaradda inakstoo aan la tijaabinin haddana waa diyaarad qaab rasmi ah u habaysan si kaste ha ahaatee waa isku dayid ay habboon tahay in lagu dhiirragaliyo wiilkan iyo kuwa isaga la midka ah. wax kaste waxay kasoo […]