Wiil Soomaaliyeed oo diyaarad sameeyay sawiro

Wiil yar soomaaliyeed oo soo bandhigay diyaarad oo isaga gacantiisa ku sameeyay.
diyaaradda inakstoo aan la tijaabinin haddana waa diyaarad qaab rasmi ah u habaysan si kaste ha ahaatee waa isku dayid ay habboon tahay in lagu dhiirragaliyo wiilkan iyo kuwa isaga la midka ah.
wax kaste waxay kasoo bilowdaan wax yar, maanta farsamada aan u jeedno dunida waxay kasoo bilaabatay meel yar, soomaali dadka farsamada ku dheereyn jiray ayay liidi jireen waxay dhaheen waa tumaal hebel birta ayuu tumaa ee lagama guursado.
taas waxay tilmaamaysaa badownimada ay soomaalida ku jireen haddana qaar badan ay ku jiraan.
A Somali teenager designing an airplane
Somali boy makes airplane photos
A young Somali boy shows off a plane he made with his own hands.
Although the plane has not been tested, it is still a formal airplane, but it is an attempt that should be encouraged by this boy and others like him.
Everything starts from a small place, today the technology we are looking at in the world started from a small place,
Somalis used to be inferior to those who were skilled in technology, they said that he is a blacksmith, he only hammers iron and he is not allowed to marry.
This indicates the blackness that Somalis were and still are in many of them.
