Gabadha qaraxa fulisay oo hadlayso

Basiira waxaa weeye gabar noofo ahayd oo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeysay qaraxa ka dhacay maamulka Banaadir oo dad badan ay ku dhinteen oo uu ku dhaawacmay Ing Yariisow gudoomiyaha gobolka Banaadir.

blankWararka waxay sheegeen Basiira Cabdi inay la socotay gabar lagu magacaabo degan oo marka qaraxa dhacay goobta laga waayay oo loo maleynayo inay halkaas ka baxsatay.

video Basiiro laga duubay waqti hore oo ay ka hadlayso dadka naafada ah:

The female bomber speaks out
Basiira is a young woman suspected of being behind the explosion that took place in the Banadir administration that killed many people and injured the governor of the Banadir region, Ing Yariisow.
The news said that Basiira Abdi was with a girl named Degan who disappeared from the scene of the explosion and is believed to have escaped from there.
A video of Basiira recorded in the past talking about people with disabilities:

 

Leave a Reply