Categories
News Sawirada

Sawiro kulminaya Suleymaani iyo Nasrullaah

Sawiro kulminaya Suleymaani iyo Nasrullaah Waxaa gowr dhow lasoo saaray sawiro ay isla galeen hoggaamiyaha Xisbullaah Xasan Nasrullaah iyo Jen. Qaasim Suleymaani. oolagu dilay weerar uu qaaday maraykanka. Sawirada waxay tilmaamayaan ninkan kaalinta uu ka cayaarayay Lebanon iyo Suuriya. Suleymaani oo la sheegay inuu yahay ninka ka dambeeya qorshaha Iran inay ku fiddo waddamada carabta. […]

Categories
News

Hablaha nabadsugidda Somaliland

Hablaha nabadsugidda Somaliland Somaliland oo rabta inay gooni u baxdo iyadoo ku eersheeganaysa in la dulmiyay siiba nidaamkii maxamed Siyaad Barre oo dhib weyn u geystay dadka reer waqooyi. marka soomaali ay burburtay Somaliland waxay xiratay xuduuddeeda waxayna rabtaa inay dhisato nidaam iyada gaar u ah. laakin beesha caalamka ilaa iyo hadda uma oggola inay […]

Categories
News

Qaasim Suleymaani oo shirqool lagu dilay

Saaka wuxuu sheegay talfiishanka Ciraaq in diyaarado ay leedahay America ay weerar ku qaadeen gaari uu saarnaa General Qaasmin Sulaymaan oo ahaa hoggaamiyaha qeybta ciidanka feylaq la-qudus ee ay Iran maamusho. waxaa la socday Abu Mahdi Almuhandis isna ahaa hoggaamiye ku xigeen Alxashd shacbi ciidan loo yaqaano,  wuxuu ku dhintay isla weerarka. Qaasim Sulaymaani oo […]

Categories
Bulsho Society News

Saxafi Carbeed oo Soomaali u damqaday

Saxafi Carbeed oo Soomaali u damqaday Saxafi carbeed oo lagu magacaabo Samiir Alnamri ayaa hadal kulul u jeediyay dalalka carabta markuu dhacay qaraxa Ex-control, wuxuu ku qoray bartiisa Twitter hadalkan: Tarjamda waa sidan: Turkey waa dowladda keliya oo soo dirtay diyaarad oo sidda dhakhaatiir iyo qalabka caafimaadka oo daawooyin la socda sidii loo daaweyn lahaa […]

Categories
Bulsho Society News

Shakhsiga soomaaliyeed ee ugu saameynta badan 2019-ka

Shakhsiga soomaaliyeed ee ugu saameynta badan 2019-ka Prof. Dalxa ayaa loo doortay inuu noqdo shkhsiga soomaaliyeed oo ugu saameynta badan bulshada soomaaliyeed sanadka 2019-ka Fadlan ra’yigaaga halkan kusoo qor si aan u ogaano waxaad ka aaminsan tahay arrinkan Gabar soomaaliyeed oo dishay nin masaari kufsan rabay The most influential Somali person of 2019 Prof. Dalxa […]

Categories
News

Injineerada Turkiga lagu dilay qaraxa Ex-control

Injineerada Turkiga lagu dilay qaraxa Ex-control Wadada Afgooye iyo Muqdisho isku xirta Ex-control ayay joogeen labadan qof waxay u yimaadeen dalka Soomaaliya si ay u dhisaan waddadan isku xirta xamar iyo afgooye oo loo yaqaano Ex-control. laakin dugaagta soomaaliyeed oo jirka dadka leh ayaa meesha ku laayay labadan qof iyo dad badan rayid ah oo […]

Categories
News

Gaariga cusub ee Turkey lagu sameeyay

Gaariga cusub ee Turkey lagu sameeyay Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogan ayaa xariga ka jaray gaarigii ugu horeeyay ee lagu sameeyay wadanka Turkiga oo ku shaqeeya korontada isagoo gacantiisa ku kaxeeyay, waxaana Erdogan uu sheegay in 60 sano oo riyo ah u xaqiiqowday maanta inuu dalkiisa horumar ka gaaro Tiknolojiyada casriga ah. Turkiga ayaa sidoo […]