Hablaha nabadsugidda Somaliland
Somaliland oo rabta inay gooni u baxdo iyadoo ku eersheeganaysa in la dulmiyay siiba nidaamkii maxamed Siyaad Barre oo dhib weyn u geystay dadka reer waqooyi.

marka soomaali ay burburtay Somaliland waxay xiratay xuduuddeeda waxayna rabtaa inay dhisato nidaam iyada gaar u ah.
laakin beesha caalamka ilaa iyo hadda uma oggola inay ka baxdo midnimada Soomaaliya.
Haweenkan waa booliska Somaliland oo labiska shaqada xiran.
waxaan shaki ku jirin Somaliland inay tahay meel ka amaan badan koonfurta, inakstoo lagu tuhumayo inay dhiseen kooxda alshabaab. laakin taas wax daliil ah looma hayo kaliya waa tuhun.
Sawirada ciidanka kumaandooska Soomaali
Somaliland wants to separate, claiming that it was oppressed, especially by the regime of Mohamed Siyaad Barre, which caused great suffering to the people of the north.
When Somalia collapsed, Somaliland closed its borders and wants to build its own system.
But the international community has not yet allowed it to leave the unity of Somalia.
These women are Somaliland police in uniform.
There is no doubt that Somaliland is a safer place than the south, even though it is accused of having established the al-Shabaab group. But there is no evidence for this, it is only a suspicion.
