Hindi waxay ka mid tahay meelaha ugu badan shirkiga iyo caabudidda sanamyada, waxaa ka jira intaas oo diin ah ay dadka iska sameysteen. Waxaad arkaysaa qof caabudaya mas ama lo’ ama naag ama digaag ama dameer wax kastoo maskaxadaada kusoo dhaco dad ayaad arkaysaa India ku nool oo waxaas ilaah ka dhiganaya. Nin ayaa sanam […]
Nin hindi ah oo Trump sanam ka sameystay
