Nin la toorreeyay asoo masjid ku jira London
Booliska ingiriiska ayaa qabtay nin cadaan ah oo qof mindi ku duray asoo masjidka ku jira.
booliska waxay sheegeen ninka inuu dhaawacmay oo loo qaaday isbitaalka

Ilaa iyo hadda warar cusub wali kama soo bixin oo la xiriira ninka la duray iyo ninka durayba.
dhacdadan waxay ka dhacday waqooyiga magaalada London caasimadda dalka Ingiriiska.
The Muadhin of Regents Park Mosque, London, was stabbed in the neck today
British police have arrested a white man who stabbed a person inside a mosque.
Police said the man was injured and taken to hospital
There is no immediate information on the identity of the man who was stabbed or the attacker.
The incident took place in north London, the capital of England.
