Wiilka gabadha iska dhigay siduu UK u galo sawiro iyo Video Waa dhaco ka dhacday dalka Turkey, wiil soomaaliyeed oo la sheegay inuu naag iska dhigay siduu u gali lahaa dalka UK. gabar soomaali ah oo ay saaxiibo yihiin ayaa baasaboorkeeda usoo dirtay siduu ugu soo dhooofo, wiilka waxaa lagu qabtay Esenboğa airport oo ku […]
