Categories
News

Gabar dowladda ku taageertay howlgalka ay waddo

Gabar dowladda ku taageertay howlgalka ay waddo Daawo muuqaalkan oo gabar soomaali ku muujinayso taageeridda dowladda soomaali dagaallada ay kula jirto dadka kasoo horjeeda dowladda dhexe. Dadka soomaaliyeed waa dad aan dhabtii aad u fahansanayn qofka u roon iyo qiimaha dalkooda.

Categories
Bulsho Society News

Dhakhtar wanaaggiisa dadka ka yaabiyay

Dr Maxamed Mashaali wuxuu ka qalin jabiyey Kuliyadda Caafimadka Jaamacadda Qaahira ee dalka Masar Sannadkii 1967-kii isagoo Kaalinta koowaad u galay dufcadii ay wax isla baranaayeen wuxuuna keenay 99.3%. Dr.Mashaali wuxuu Furtay Isbitaal yar oo uu ku daaweeyo bukaanada Saboolka ama Faqriga si lacag la’aan ah, Mararka qaarna isagaa ka bixiya lacagaha ay ku iibsan […]

Categories
News Sawirada

Salaadda Taalibaan iyo heshiiska Doha

Salaadda Taalibaan iyo heshiiska Doha Salaadda ay galeen Madaxda Xarakada Taalibaan ee Afganistan, ka hor inta aysan heshiista Nabadeed la saxiixan Mareykanka. Heshiiskan oo ka dhacay dalka Qatar ee magaalada Doha. Waxaa lagu heshiiyay in xabbada ay joojiyaan labada dhinac. Sawirada ayaa kuu caddeynaya xarakada inay wili yihiin dad ku dhegan qiyamka islaamiga. salaadda ay […]

Categories
News

Mahad Salaad: Galmudug ha looga turo colaada laga soo abaabulayo Villa Soomaaliya

#xildhibaan Mahad Salaad: Galmudug ha looga turo colaada laga soo abaabulayo Villa Soomaaliya Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay xiisada dagaal ee ka taagan magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Mahad Salaad ayaa marka hore ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay dagaalladii ka dhacay gudaha […]

Categories
News

Turkey oo xaduuda Yurub u furtay qoxootiga

Turkey oo xaduuda Yurub u furtay qoxootiga Turkey allows refugees to cross into Europe. Dowladda Turkey oo u fasaxday dadka qaxootiga ku nool inay Yurub gali garaan iyagoon laga celinaynin. taasna waxaa keenya dagaalka ka bilowday magaalada Idlib ee dalka Suuriya. Turkey oo lagaga dilay ciidamo badan dagaalka ka socda Idlib ayaa kaga dhigtay arrinkaas […]

Categories
News

Digaaga hormuunka duran iyo caafimaadka

Digaaga hormuunka duran iyo caafimaadka Bariiska wuxuu ka mid yahay badarka caalamka ugu caansan xaga cunida. sidoo kale digaagana aad buu ugu faafay caaalmka dalal badan ayaa aad u cuna. waxaa la dhahaa bariiska wuxuu ku macaan yahay digaag. Digaaga hadda waxaa la duraa hoormuun gaar ah oo lagu cayiliyo. waxaa la sheegaa hormuunkaas inuu […]

Categories
News

Gabar quraanka kariimka dun ku qortay

Turkish girl writing the Holy Quran by thread and needle. Gabar ayaa ku qortay dun iyo cirbad musxaf dhammeystiran. waxaa la sheegay inuu qaatay 3 sano quritaankiisa waxay adeegsatay dun. gabadha waxay u dhalatay Turkey waxay jirtaa labaatan sano Gabadha oo sheegtay inay goor dhow soo islaantay oo ay la dhacday qiimaha ay leedahay diinta […]