Gabadha bikrada farta dhib ma u keeni kartaa
Su’aasha:
Gabadha bikrada ah ma siigaysan kartaah ayadoo farteeda isticmaalaysa! Hdii ay sameyso amay gabarnimadii(bikro) waynay saah!?.

Jawaabta:
Marka hore waa inaad ogaataa siigada inay dhib u keento ninka iyo naagtaba.
Laakin waa suurtagal inay siigaysato gabadha iyadoo bikro ah, waayo raaxada meesha ay ka dareento waa afka xubinta taranka siiba faruuraha iyo kintirka taasna ma keenayso inay duleelka farta iska galiso.
Haddii ay duleelka wax iska galiso waxaa laga yaabaa inay weyso bikaaradeeda.
Waayo xuubka bikaarada aad buu daciifsan yahay farta ama wax kale uma adkaysan karo, bikaarada waxaa laga wadaa xuubka dabiiciga oo gudaha, kan tolliinka gudniinka fircooniga lagama wado.
Teeda kale waxaad ogaataa inay gabdhaha ku kala duwan yihiin raxaada ay ka dareemaan xubnaha taranka, qaar banaanka ayay ka raaxaystaan qaarna gudaha.
Marka gabadhii alaabteeda wax iska galiso taas dhib ayay u keenaysaa, sidoo kale siigada gabdhaha dhib ayay u keenta dhibka siigada in badan ayaan kasoo hadalnay waxaad ka raadin kartaa webka.
Dhiigga habeenka aqalgalka iska soconaya maxaa keeno
Bigra Jawinta Dhiig Badan Miyaa Ka Yimaado
First, you should know that masturbation can cause harm to both men and women.
But it is possible for a girl to masturbate while she is a virgin, because the place where she feels pleasure is the mouth of the genitals, especially the labia and clitoris, and that does not cause her to insert a finger into the vagina.
If she inserts something into the vagina, she may lose her virginity.
Because the hymen is very weak and cannot withstand a finger or anything else, the hymen is the natural inner membrane, which is not sewn during circumcision.
Also, you should know that girls differ in the pleasure they feel from their genitals, some enjoy it outside and some inside.
When a girl inserts something into her vagina, it causes harm to her, and masturbation also causes harm to girls. We have talked about this a lot, you can search on the web.
