Saliid macsarada timaha haweenka maxay u tartaa

Saliid macsarada timaha haweenka maxay u tartaa Su’aasha: SC waxan rabaa inaad ii shegtan saliid macsarada timaha waxa ay tarto, gabdho badan ayaan ka helin inay timaha marsadaan, waxay raadiyaan saliidaha sijilaatada ah oo dibadda laga keeno, waxaan rabaan haddi ay waxtar leedahay saliid macsarada inaad iiso shegtaan. Jawaabta: Saliid macsarada waxay ka mid tahay […]
Saliid macsarada timaha la marsado mala cuni karaa

Saliid macsarada timaha la marsado mala cuni karaa Su’aasha: Saliid Macsarta Timaha La Marsado Hadaan Cuntada Kudarso Kawaran Wax Dhibaato Ah Ma Igu Keenaysaa. Jawaabta: Maya saliid macsarada waa la cuni karaa waxay ka fiican tahay saliido badan oo dadka ay cunaan, sida saliidda galayda ama saliid cadeyda guud ahaan, waxay leedahay caafimaad waa nafaqo, […]
Aroortii hore bahalka hadii lagu daliigo saliid macsaro maxay faa’ido u leedahay

Aroortii hore bahalka hadii lagu daliigo saliid macsaro maxay faa’ido u leedahay Su’aasha: Nio aroortii hore markaan soo koco bahalkayga waxaan ku daliiga saliid macsarada marka subixii hore sow uma wanaagsana in guska aan ku daliigo si iu firfircooni u helo. Jawaabta: Nin dhalinyar aan xaas qabin kulama talinayo inuu sidaas sameeyo taas waxay u […]
Saliida macsarta ee dalka Somalia taala sax matahay in aan u isticmaalo timaha ama xubinta

Saliida macsarta ee dalka Somalia taala sax matahay in aan u isticmaalo timaha ama xubinta Su’aasha: SALAMU CALAYKUM walal Salaan ka bacdi waxaan doonayay in la ii sheego SALIIDA MACSARTA ee dalkeena hooyo ka baxdaa ma u istic maali karaa TINTA,XASAASIYADA, Walal bal faah faahin ii soo dira بارك الله فيكم Jawaabta: Saliidda macsarada taalla […]
Saliid saytuunka alaabta raga ma waynaysaa

Saliid saytuunka alaabta raga ma waynaysaa Su’aasha: Waxaan idin soo waydiiyay mar hore su aashan lkn maydaan iiga solo jawaabin Saliid saytuunka ma korisaa geedka ninka balac ahaan dherer ahaan iyo adayg ahaanba xaga dareenka ma kordhisaa Qaabkee lol is ticmaalaa taasi was saliid saytuunka Saliid macsarta iyadana maxay ka tartaa arimahaa aan kaa waydiiyay […]
Saliid saytuuntu ma waynaysaa geedka

Saliid saytuuntu ma waynaysaa geedka Su’aasha: Hadii aad dhahday saliid macsarta cadayn uma hayno inay geedka dheerayso ama adkayso kawaran saliid saytuunta maloohayaa iyada cadayn inay waynayso geedka ninka dherer ahaan balac ahaan iyo adayg ahaan. Jawabta: Saliid seytuun ama macsaro laguma weynayn karo geedka ninka, waa laga yabaa haddii lagu daliigo daliiggaas inuu saameeyo […]
Siigada daawadeen u cunaa saan uga soo kabsado

Su’aasha: Dawadee ugh fiican ee an si dhaqsi kuheli karaa agoodi iga luntay ginseng iyo speman keeba iifican mahadsanid. Jawaabta: Haddii aad badsatay siigada shaki kama taagna inay saamayn doonto tayada galmada marka aad guursato, laakin taas waxaad kaga bixi kartaa inaad gabi ahaanba ka tagto falka siigeysiga, markaas ku tasho inaad guursan doonto, waxaa […]
