Categories
Caafimaadka Health

Macmacaanka iyo caafimaadka xubnaha jirka

Macmacaanka iyo caafimaadka xubnaha jirka Sida la og yahay macmacaanka aad bay dadka uga helaan siiba caruurta, laakin waxaa xaqiiqo ah inaysan habbooneyn in layska badaiyo waxyaalaha macaanka ah, waxaa lagu ogaaday cilmibaaris in macmacaanka dhibaatooyin badan xagga caafimaadka lagala kulmo. waxaa ka mid ah jirrooyinka wadnaha iyo sokorta sidoo kale bulumbuliga ilkaha iyo gowsaha. […]

Categories
Caafimaadka Health

Qaabka ugu sahlan caloosha lagu yareeyo

Qaabka ugu fiican oo caloosha lagu yareeyo Sida la og yahay baruurta caloosha si xun ayay u saameynaysaa caafimaadka qofka rag iyo dumarba. waxay keenaysaa jirrooyinka halista ah sida wadnaha iyo halbowlaha iyo cadaadiska dhiigga sarreeya iyo sokorta xataa kansarka. Qofka inuu yareeyo baruurta caloosha waxay baahan u tahay waqti dheer iyo dadaallo badan la […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Xaaskayga cayaar xun ayay rabtaa

Xaaskayga cayaar xun ayay rabtaa Su’aasha: Naag ayaan guursaday waana ku cusbahay gurka waxan ka helaa inaan si fican ula raxaysto xaga istinka leefida xubnha taranka, waxan maqlay culimada dinta qaar inay baneyen somali waxan maqlay video sh maxmed aw cabdule carif inu yiri ninka xaskisa waa ka lefi karaa kintirka laakin shakeh umal wuxuu […]

Categories
Caafimaadka Health

Barida idaha jirooyinka ay daaweyso

Barida idaha jirooyinka ay daaweyso Su’aasha: Waxaan in badan maqlay barida idaha inay daawo tahay, siiba dadka sixirka hayo, sidoo kale calooshana way u roon tahay, hadalkaas maxaa jira ma hadal soomaali baa mise waa hadal salka ku yahay cilmiga caafimaadka. Jawaabta: Hilibka idaha wuxuu ka mid yahay cuntada ugu fiican dunida Alle markuu ka […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Maxaa keena suuxdinta xiliga galmada

Maxaa keena suuxdinta xiliga galmada Su’aasha: Waxaan isku arkay marka ninkayga aan la sameynayo galmo suuxdin kedis ah oo aan dheereyn jirka oo dhan kawaabyo ayaan ka dareemaa arintaasna mar kaste ayay i qabsataa xiliga galmada mararka qaar dhow jeer ayay dhacdaa jirkana waa i gariiraa maxaa la dhihi karaa ma jira baa ila taliya. […]

Categories
Caafimaadka Health

Caleenta canabka faa’idada caafimaad ay leedahay

Caleenta canabka faa’idada caafimaad ay leedahay Waxaa laga yaabaa bulshada soomaaliyeed inaysan qiimaynin caleenta geedka canabka. laakin dunida meel weyn ayay ka joogta dalal badan ayay tahay cuntada ugu macaan badan oo lagu martisooro dadka la jecel yahay. Caleenta canabka waxaa lagu duubaa bariis iyo hilib shiidan markaas ayaa lagu kariyaa maraq waxay noqonaysaa cunto […]

Categories
Caafimaadka Health

Cuntada raga arooska u roon

Cuntada raga arooska u roon Carabta qoolleyda waxay kariyaan qaab cajiib ah, dalalka carabta aad baa looga jecel yahay hilibka qoolleyda, waxaa la siiyaa raga arooska ku cusub ama raga raba inay awooddooda kacsiga xoog u yeelaan. Waxaa la keenaa qoolleyda inta la gowraco oo laga nadiifiyo baalasha markaas iyadoon la jarjarin ayaa la dhexgalinayaa […]