Categories
Fatwada

Ninkayga caanaha naaska ayuu iga cabbaa ma iga furmaa

Ninkayga caanaha naaska ayuu iga cabbaa ma iga furmaa Su’aasha: ninkayga wuxu jecel yahay marka uu istinka samaynayo inuu naasaha iga jaqo, mararka qarkooda caano ayaa kasoo daato wuuna cabbaa waxan maqlay ninka hadu cabbo caanaha xaska nagtiisa way ka furmaysa hooyo ayay u noqonaysaa fadlan jawab. Jawaabta: Ninka hadduu xaaskiisa caanaheeda cabbo kama furmayso […]

Categories
Fatwada

Timaha dabada in la xiiro waajib miyaa

Timaha dabada in la xiiro waajib miyaa Su’aasha: Walaalo timaha wareega dabada ku yaala ma in la xiiro baa mise ka mid ma aha tima shuunka oo laga rabo qofka in uu iska xiiro. Jawaabta: Timaha hoose kuma eka qaybta hore waa dhamaan kuwa hore iyo kuwa gadaal, timaha gadaal kaliya waxay ku yaallaan dadka […]

Categories
Fatwada

Is daahirinta dhiiga caadada oo sunnada waafaqsan

Su’aasha: Asalam alikum aad ayan idin kaga mahad celinayaa howsha aad umada u haysaan waxan rabaa inan idiin weydiiyo aniga iyo sxbadeey aya ku muran nay sida loga qubeysto ama lays kaga daahiriyo dhiiga caadada in uu qubeys caadi yahay iyo in kale marka walal wax naga shegi krtaa arintaas. Thanks Jawaabta: Wacalaykum Assalaam , […]

Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista Talooyinka Consultation

Xaaskayga raaxada sariirta kahor wax xun ayay samaysaa

Xaaskayga raaxada sariirta kahor wax xun ayay samaysaa Su’aasha: Waan idin salamay asxbat webka daruur, waxaan ahay qof ku nool dal ka mid ah dalalkya yurub, xaaskayga waa qof xanaaq badan oo dabci adag waan isaga sabraa, muddo ayaan is qabnaa waxay igu bilowday inay ii diido raaxada sariirta anoo aan lacag bixin, markaan lacag […]

Categories
Fatwada Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Sixirka waa maxay ma dhab baa mise waa dhaleenteed

Sixirka waa maxay ma dhab baa mise waa dhaleenteed Sixirka waa wax jiro oo lagusoo dejiyay labo Malag oo lagu magacaabo Haaruut iyo Maaruut. Sixirka waxaa lagusoo dejiyay magaalada Baabil ee ku taalla dalka Ciraaq. Taasna waxaa lagu sheegay Quraanka Kariimka. wuxuu yiri Alle: (وَاتَّبَعُوا مَا تَتْلُو الشَّيَاطِينُ عَلَىٰ مُلْكِ سُلَيْمَانَ ۖ وَمَا كَفَرَ سُلَيْمَانُ […]

Categories
Fatwada

Caanaha naasaha ma lagu tukan karaa

Caanaha naasaha ma lagu tukan karaa Su’aasha: waxaan ahay qof ilmo nuujiso, caano aad u badan baan leeyahay mararka qaarkooda anoo salaadda ku jira ayay igasoo daataan siiba marka aan rukuuco ama sujuudo qoyaan badan ayaan dareemaa marka salaadda wax may u dhibaan caanahaas fadlan jawaab degdeg. Jawaabta: Caanaha naashaha dumarka waa daahir sidaasna waxaa […]

Categories
Fatwada

Qubeys miya igu waajib ah

Su’aasha: Asc sual ayan qabaa hadii aan gacanteyda ku istiimo kadibna biyo iga yimaadaan qubeys miya igu waajib ah inta aan tukan? Mahadsanid. Jawaabta: Gabadha iyo wiilkaba haday gacanta ay ku siigaystaan oo ay biyo ka yimaadaan qubeys ayaa ku waajiba, ninka waa inay ka baxaan biyo cad oo adag oo oo faniinaya kaddib uu […]