Caanaha naasaha ma lagu tukan karaa

Caanaha naasaha ma lagu tukan karaa

Caanaha naasaha ma lagu tukan karaa Su’aasha: waxaan ahay qof ilmo nuujiso, caano aad u badan baan leeyahay mararka qaarkooda anoo salaadda ku jira ayay igasoo daataan siiba marka aan rukuuco ama sujuudo qoyaan badan ayaan dareemaa marka salaadda wax may u dhibaan caanahaas fadlan jawaab degdeg. Jawaabta: Caanaha naashaha dumarka waa daahir sidaasna waxaa […]

Xaaska haddii naaska laga nuugo ma furmeysaa

Xaaska haddii naaska laga nuugo ma furmeysaa

Xaaska haddii naaska laga nuugo ma furmeysaa Su’aasha: Ninka marka uu xaskisa istiiminayo oo uu naaska na nuugo marka caanaha uu liqo miyay ka furmeysaa asoon u qasdin inuu caanaha cabbo lakin raxa ayaa ka awood badinayso wuxuu arkaa asoo caanaha ay ku fakadeen, iga jaahib bixiya su’aashaas. Jawaabta: Arrintan waa laysku khilaafsan yahay, waxaana […]