Categories
Fatwada

Mala dhaqayaa marada aad xirnayd marka xaydka qabto

Su’aasha: Salama walal waxan ka rabaa Inan ku waydiiyo gabadha marka ay daahir ka aheyd oo ay xaaydh ka qabto dharka ay kor ka xerato sida top ka ama qimaarka ma daahir baa mise in la dhaqo oo la daahiriyo ayey rabaan. Dad ka waxay dhahan marka xaaydh ka qabto xita dhididka daahir kaaha oo […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Ma soomi karaa si lacag aan cunay u gudo

Su’aasha: Asc wllo. Walal waxan ka raba Talo waa midii alle waxan cunay lacag xaraam ah ninka aan ka cunay lacagta inaan u tago ii caafi ma dhihi karo waan ka cabsanaya Tankale waan ka towbad keenay inan mardambe cuni doonin lacag xaraam ah. Haddana ma awooda inan lacag celiya ma haysto lacagta aan ku […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Naag 17 sano iga weyn ma guursan karaa

Naag 17 sano iga weyn ma guursan karaa Su’aasha: Waxaan ahay wiil dhalinyar ah oo ku nool wadan ka mid wamada afrika, waxan facebook isku baranay naag aad iga weyn oo ku noGuurkaol yurub waxay iso bandhigtay guur waa nag garoob ah waxay jirtaa 47 sano marka waxay rbataa inay guri nogu kirayso afrika, teeda […]

Categories
Fatwada

Wixii dambi aad ku fikirto miyaa laguu qorayaa

Wixii dambi aad ku fikirto miyaa laguu qorayaa Su’aasha: Daruur thanka for your help. Walllalo waxan donayaa in aan wax ka ogaaado, hadee shaydaanku wax xun oo aad u xun maskaxdaada ku soo rido deetana markeebaad aad ka naxdoo ood istaqfurllah iyo tawbad badan sameyso hadana waxaasi soo noqdo dhinaca maskaxda uun wll aad ku […]

Categories
Caafimaadka Health Fatwada

Xaaskayga gadaal ayaan ka maray sideen u towbadkeenaa

Xaaskayga gadaal ayaan ka maray sideen u towbadkeenaa Su’aasha: Waxaan is qabnaa aniga iyo xaskayga mudo dheer sanooyin badan ah isbuuc kahor ayaan qalad galay kaso ah dabada ayaan uga tagay markaas ayan biya ku shubay, waxan dareemayaa dambi weyn ma awoodo inaan u dulqaato xaaskayga kaddib calool xauun ayaa ku dhacay oo xog badan […]

Categories
Fatwada

Nin ayaan lacag si been uga cunay cibaadada ma layga aqbalaa

Su’aasha: Asc Wllo 1. Waxan lacag ka qaatay qof Muslim ah lacagtana waxan ugu qaatay been aan u sheegay inan shaqo geeyn doona balse shaqadii waala wayay lacagtiina way igu baxday manta meel aan ka keena ma aqaano waxana ka cabsanaya Alle SWT in uu iga carooda anigana ma awooda inan lacagtiisa hadda u celiya […]

Categories
Fatwada

Ma tawbad keeni kartaa hadii aad shaki ka qabto danbi

Su’aasha: Asc… aad baad u mahadsantihiin. Waxan jeclaystay inaan idin waydeyo hadee anad hubin inad danbi ku dhacday iyo inkale, shaki kaaga jiro, danbigaa hade aad iska tawbad keento, ilahay (swc) ma iga aqbalayaa?? Jawaabta: Towbadda mar walba waa laga rabaa qofka inuu towbad keeno, waayo dambiga maba ka dhamaado qofka, haddii aad dambi gashay […]