Categories
Fatwada

Meher malaga dhigi karaa inaan gabadha la furin

Meher malaga dhigi karaa inaan gabadha la furin Su’aasha: Gabar meherkeeda ka dhigatay in aanan la furin ma furmi kartaa hadii la furo ama la dhalaaqo? Asc walaal waxaan ku weydiinayaa haddii aan gabar is mehersano gabadhuna ay meherkeeda ka dhigato in aanan furin lacalla biri kamaalin haduu afkeyga ka soo boxo furiinkaas maku furmi […]

Categories
Fatwada

Sida janaabada laysaga daahiriyo waqtiga dhaxanta

Sida janaabada laysaga daahiriyo waqtiga dhaxanta Su’aasha: Maxaa la sameeyaa hadii adigoo janaabo qaba salaad subax kugu timaado dhaxanna ay jirto? Asc walaal anoo hurdo ayaan riyo ku biyo baxay salaada subaxna waa igu timid maadaama qubeys uu igu waajibaayo hadana waxaa jirta qabow iyo dhaxan daran salaadiina ma tukankaro anoo qubeysan markaas oo kale […]

Categories
Fatwada

Sidee looga qubeystaa Janaabada?

Sidee looga qubeystaa Janaabada? Su’aasha: Asc walaal, waxaan rabaa hadaan riyo ku biyo baxo qubeyska ugu wanaagsan, ee sunnada rasuulkeena aan kaga dayan karo maxay tahay? Mahadsanidiin. Jawaabta: Qaabka sunada waafaqsan waa sidan soo socota: 1- wuxuu la imaanaya niyad. 2- calaacalihiisa ayuu dhaqayaa seddex jeer. 3- Xubintiisa ayuu dhaqayaa wuxuu adeegsanayaa gacantiisa bidixda kaddibna […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Tawbada iyo waswaaska salaadda iyo dambiga

Su’aasha: Asc, waxan donayaa wll inaan ogaaado waswaska aya igu badan alle markasta waxan waydistaa danbi dhaaf. waswaskan waa mid aan necbahay marwalba waxanaan jecelay inay iska tagaan.. ugu danbayn suashaydu waxa weeye wlloyaal hadee aad aduu salada ku jira waswas ku galo. Hadee aad ku dhaqantay iyo hadee anaad ku dhaqmin ba labada tawbada […]

Categories
Fatwada

Dhacaanka istiinka raga nijaas miyaa

Dhacaanka istiinka raga nijaas miyaa Su’aasha: Scw walaal waxan idinka mahad celinaya webka daruur qiimaha badan aad baan uga faa’ideystay mar walbo waa akhrista, walaal waxan ahay wiil  dareen kacsi badan keh  32 sano ayaan jiraa, markaan arko wax dareenkayga kiciyo dhacan badan aya iga imaanaya siiba markan arko naag dabo weyn leh, marka dhacaanka […]

Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista

Qofka is weyddiiya yaa Alle abuuray ma muslin baa?

Su’aasha: Qofka niyaddiisa ay soo galayaan yaa abuuray Alle oo maanta oo dhan taas ka fikira iyo waxyaabo kale aan meesha ku sheegi karin qofkaas gaal miyuu noqonayaa, illeen iimanka waa qalbigee arintaas walwal daran ayay igu haysaa walaalayaalow ila taliya. Jawaabta: Qofka waxyaalaha qalbigiisa ku wareegta oo la xiriira jiritaanka Alle iyo quraanka iyo […]

Categories
Fatwada

Waswaaska istinjada iyo qoyaanka dumarka

Waswaaska istinjada iyo qoyaanka dumarka Su’aasha: Marka aan kaadida dhamaysto waxan ku arkaa faruraha cambarka dhacaan sijiidjiida oon dhamanin mudo ayaan fadhiyaa ilaa aan ka dhameeyo dhacankaas marka kaadida miyuu la mid yahay, marka an soo dhaqo hadana waan dareemaa shaki ayaa i wareeriyay salaadda ma ku tukan karaa haddii aanan si fiican u dhaqin, […]