Categories
Caafimaadka Health Fatwada

Haddii xaaskaagu dhuuqdo ama leefto farjiga ma dambi baa

Haddii xaaskaagu dhuuqdo ama leefto farjiga ma dambi baa Su’aasha: Haddii xaaskaagu dhuuqdo ama leefto farjiga ma dambi baa Jawaabta: Mas’alada leefidda ama dhuuqida geedka ninka khilaaf ayaa ka taagan culimada qaar way banneeyeen qaarna way diideen, waxaa la mid ah xubinta naagta Qaarka banneeyay waxay shardi ka dhigeen inuusan nijaaso lahayn marka la dhuuqayo […]

Categories
Fatwada

Qof sooman cunto ma dhadhamin karaa

Su’aasha: WEBKAN AAD AYAAN UGA FAA’IDAYSTAA  QAYR ALLAH IDINKA SIYO Cuntada ramadaan mala dhadhamin karaa haddii aan dhahamiyo soonka ma iga jabaa. Jawaabta: Qofka sooman raashinka marka uu karinayo wuu dhadhamin karaa wax dhib ma laha waxaa laga rabaa kaliya inuu iska ilaaliyo inuu laqo, cusbada siduu u ogaado carabka ayaa ku filan, qofka carabka […]

Categories
Fatwada

Qof haddaan wax ka xado oo aan towbad rabo sideen ugu celiyaa

Su’aasha: asc dhamaan walaalaha daruur salan kadib waxan arkay su,al aad kaso jawabten balse su,al kale igu dhalisay tasoo ah qofka wax xaday oo tobad kenaya waxa dhahday waa laga rabaa waxa xaday inaad dib uceliso lkn kawaran bal qof ka uu wax kaxaday haday kala fogaden uuna mel ku ogayn muxu sameyna qofka mida […]

Categories
Fatwada

Naag caado ku dhacday iyadoo sooman ma wadi kartaa soonka

Naag caado ku dhacday iyadoo sooman ma wadi kartaa soonka Su’aasha: asc walala daruur dhamaan tiin salan kadib gaber soman aya xili ay saacad kadhiman tahay baa caado utimid sonkeda mafuraysa mise weysiwadanaysa malinkana malagu leyahay mise waa so qalaynaysa. Jawaabta: Naagta hadduu dhiiga caadada u yimaado iyadoo sooman maalintii saacad kaste ha ahaatee soonkeeda […]

Categories
Fatwada

Soonka hadduu siigo igaga jabo wax ma cuni karaa

Soonka hadduu siigo igaga jabo wax ma cuni karaa Su’aasha: Asc sakay anigo aad dareenkayga ukacsanyahay ayan waxaan aad uka fikiray galmada iyo xasuus hore kadib deecan ayan yimid intaan so Faristay ayan guska afkiisa hore tatabtay ila aan kutalax tagay waxaan xasuustay inan soomanahay lakin dareenka ihayay owgee waan Iska waday ila aan biyo […]

Categories
Fatwada

Walaalkey hooyadey dhashay isagoo magaalada ila dagan ma guursan karaa anoo ogeysiin?

Su’aasha: Walaal waxaa iiga jawaabtaa su’aashaan waxaan rabaa inaan guursado magaalada aan joogo waxaa ila dagan Hooyadey iyo wiilal ay dhashay aan aabe igu ahayn anna waxaan ahay qof garoob ah, marka saasey tahay anoonan walaalkey la socodsiin guurkeyga xarig nikaax ma qabankaraa. Mida labaad waxaan maqlay qofta haweeneyda mar hadey carmal inay tahay inaysan […]

Categories
Fatwada

Salaada kuma qushuuco markaan tukanaayo maxaa u sabab ah?

Su’aasha: Asc sxb sare sidee tahay waaku salaamay waxaan rabay marka aan salaado galo waxaan dareemaa waswaas xitaa mararka qaar waxaan ku wareeraa rakcada aan tuktay iyo inta ii dhiman, xitaa mararka qaar waxaan is arkaa anoo istaageyga Attixiyaadka ku akhrinayaa ka dib ayaan is toosiyaa hadana waxaa kaaga sii daran markaas saas salaada u […]