Soon badan ayaa laygu leeyahay seen u gudaa

Su’aasha: ASC waxaan mudo kuwalfay siigada waxaan xasuustaa inan soon ku jibiyay ila shan maalmood oon Dib ka xasuustay ayan soomay lakin hada waxaan kashaki sababay inan maalinkasta ayan Soonka ku binayay sababto ah malin kasta wa sameyn jiray marka waxay aheyd 2014-2017 Afar soon marki la iskudaro wa 120 malmood mana awooda intaaso dan […]
Anoo sooman hadaan gabar video call ugu raaxeeyo soonkeyga ma iga buray

Su’aasha: Walaal anoo sooman hadaan gabar video call ugu raaxeeyo saasna ku biyo boxo soonkeyga ma iga buray. Jawaabta: Qof soomaan oo fal dambi samaynayaa siiba dambi shahwo la xiriira waa arrin soonka ujeeddadiisa ka hor imaanaysa, qofkii naag kula raaxaysto video call oo biyaha ay ka baxaan soonkiisa waa buray waxaana uu galay dambi foolxun […]
Soonka hadduu siigo igaga jabo wax ma cuni karaa

Soonka hadduu siigo igaga jabo wax ma cuni karaa Su’aasha: Asc sakay anigo aad dareenkayga ukacsanyahay ayan waxaan aad uka fikiray galmada iyo xasuus hore kadib deecan ayan yimid intaan so Faristay ayan guska afkiisa hore tatabtay ila aan kutalax tagay waxaan xasuustay inan soomanahay lakin dareenka ihayay owgee waan Iska waday ila aan biyo […]
Soonka qofka qasliga qaba ma ansaxaa

Soonka qofka qasliga qaba ma ansaxaa Su’aasha: Qof janaabo qab haduu seexdo asagoo soon xirtay oo malintii la gaaro soonka ma sii wadanayaa haduu subixii ka qubeysto. Jawaabta: Qofka hadduu isku januubo ama naagtiisa uu u galmoodo sidaas janaabo ku gasho oo seexda wuu soomi karaa wax dhib ma laha, janaabada habeenkii soonka wax […]
Qof janaabo qabo ma soomi karaa

Qof janaabo qabo ma soomi karaa Su’aasha: qofka sooman haduu ku riyoodo asoo haweeney galmo la samaynaya oo sidaas biyaha uga baxaan soonkiisa ma jabayaa. Jawaabta: Janaabada soonka ma jabiso, qofka hadduu hurdayo oo uu ku ryoodo galmo asoo sooman haddii ay shahwada ka timaado soonkiisa meesha ayuu kasii wadanayaa soonka kama jabayo. laakin haddii […]
Siigada soonka ma furtaa

Siigada soonka ma furtaa Su’aasha Siigada soonka ma jabisaa sida galmada oo kale ma waxaa laga rabaa qofka kafaaro? fadlan jawab fiican aan rabaa Jawaabta Qofka sooman haddii uu siigayto oo ay biyaha ka baxaan soonkiisa wuu jabaa sidaasna waxaa qaba afarta mad’hab culimo qaar waxay qabaan inuusan ka jabaynin soonka waxaa ka mid ah […]
