Categories
Caafimaadka Health Fatwada

Gudniinka fircooniga dambi miyaa sidee loo gudaa gabdhaha

Gudniinka fircooniga dambi miyaa sidee loo gudaa gabdhaha Su’aasha: scw walaal waxan maqlay gudniinka fircooniga in lagasoo gaaray fircoon arintaas maaa ka jiro haddii sidas ay tahay gudniinkaas dambi miyaa mise wax dhib ma laha? Jawaabta: Gudniinka fircooniga waa in laga gooyo gabadha kintirka iyo labada faruurood kuwa waaweyn iyo kuwa yaryarba markaas aayaa la […]

Categories
Fatwada

Booraysiga darbiga ma ansaxaa

Su’aasha: Asc Isha bidix Ayan iska Kay barartay dhaman aga garkeda waxa daday bararka wayna ixanuunaysa decaan ayana kahoraya marka biyaha wankala cabsaday gurigana Mel lugu booraysto malahan salaada marki lagaro darbiga guriga oo rangi cad lamariyay oo wax ciid ah aan laheyn Ayan gacanta Sara wajiga iyo gacmaha Ayan Mariya sida ayana kutukada marka […]

Categories
Fatwada

IQ Option diinta maxay ka qabtaa Macnaha trading

Su’aasha: Macnaha erayga trading marka si guud looga hadlo waa Sidan soo socota: TRADE in generally is buying or selling goods or serves. Oo macnaheedu tahay inaad iibiso ama soo iibasato adeeg ama alaab, lkn marka laga hadlayo trading in money waxa loo qaybiyaa sidan soo socota: TRADING in money:  Trading by exchange currencies. […]

Categories
Fatwada

Lamaanaha is qaba sababa maherkoogu khafiif ku noqonayo

Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan nin iyo naag is qaba mudo badan hadii ay isku dhacaan e af’lagaado xun is’dhahan meherkogu mu khafiifa marka inay meherkoga cusbonesiyan ma tahay arina bal fah faahin dheerad ah iga siiya mahad sanid. Jawaabta: Waxaas waa khuraafaad ma jiro wax meherka khafiifiyo, waxaa jira dalaaq ama […]

Categories
Fatwada

Anoo janaabo qaba suuqa ma gali karaa ama dibada ma u bixi karaa

Su’aasha: Waxaan idin waydiinaa anoo janaabo qaba suuqa ma gali karaa ama dibada ma ubixi karaa anoon maydhan sida in an shaqo tago ama hawlo daruuri ah u baxo anoo rajaynaya in aan maydho duhurka oo kale jasakuallh. Jawaabta: Wax dhib ma laha inaad guriga ka baxdo oo aad dantaada soo qabsato adoo janaabo qaba, […]

Categories
Fatwada

Qof kaadi daran hayso salaaddiisa ma ansaxaysaa

Qof kaadi daran hayso salaaddiisa ma ansaxaysaa Su’aasha: Kaadida iyadoo i heyso hadaan tukado salaada may ansixi Mise wan soqaleyn Jawaabta: Waxaa kusoo arooray mas’aladan xadiis saxiix ah oo Muslin saxiixiisa ku wariyay, wuxuu yiri rasuulka (SCW):   (لا صَلَاةَ بحَضْرَةِ الطَّعَامِ، ولَا هو يُدَافِعُهُ الأخْبَثَانِ). (Salaad ma jirto iyadoo cunto ay taallo iyo qofka […]

Categories
Caafimaadka Health Fatwada Talooyinka Consultation

Cirada marka la tifo masoo badataa mise way yaraataa

Su’aasha: Xabad Xabad Ciro Ayaan Leeyahay Markasta oon Mid Isku Arkana Waa Gooyaa Dadka Qaar Ayaa Yidhaahda Hadii La Googooyo Waysii Badataa Halka Qaar Kalana Yidhaahdaan Way Sii Yaraataa Labadaa Fikradood Midkee Saxan Mahadsanid. Jawaabta: Cirrada in la tifo waa laga fiican yahay diin ahaan waa karaaho, axaadiis ayaa kusoo aroortay oo reebaysa arrintaas, waxaa […]