IQ Option diinta maxay ka qabtaa Macnaha trading

IQ Option diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: Macnaha erayga trading marka si guud looga hadlo waa Sidan soo socota: TRADE in generally is buying or selling goods or serves. Oo macnaheedu tahay inaad iibiso ama soo iibasato adeeg ama alaab, lkn marka laga hadlayo trading in money waxa loo qaybiyaa sidan soo socota: TRADING in money:  Trading by exchange currencies. […]

Suuqa IQ Option ma laga shaqaysan karaa

Suuqa IQ Option ma laga shaqaysan karaa

Su’aasha: walaal waxaan ubaahnaa inaan ka shaqeysto suuqa la yiraa IQ Option marka hadii aan ka shaqeysanaayo lacagta aan ka helo xaaraan miyaa wax ribo ah kuma arkin micnaha lacag la isaaranaayo marka suuqaas war iga siiya {mahadsanidiin}. Jawaabta: Waa maxay IQ Option ? marka hore waa inaan ogaano waxa IQ Option tahay, waa shirkad […]

Forex wax dambi ah miyaa iga soo gaaraayo

Forex wax dambi ah miyaa iga soo gaaraayo

Forex wax dambi ah miyaa iga soo gaaraayo Su’aasha: Asc waxaan rabey inaad igaga jawaabtaan hadii aan ka shaqeysanayo suuqa Forex aan anigu ka shaqeysanaayo wax dambi ah miyaa iga soo gaaraayo ama lacagta aan ka dgaxli halkaa ma xaaraan ayey noqoneysaa (waa marki aan anigu gaar ahaan uga shaqeysanaayo). Jawaabta: Walaal waxaan ka jawaabnay […]

Forex ayaan lacag gashan rabaa ma xaaraanbaa

Forex ayaan lacag gashan rabaa ma xaaraanbaa dr

Forex ayaan lacag gashan rabaa ma xaaraanbaa Su’aasha: lacag ayan haysaa waxan rabaa inaan maalgashto suuqa sarifka lacagaha forex waxaan maqlay waa xaaran waa ribo diinta islamaamka ma qabto dadna waxay i dhaheen waa xalaal oo ribo ma aha. Jawaabta: Forex ama boorsada oo laga soo gaabiyay afka Ingiriiska (Foreign Exchange Market) carabiga waxaa loo […]