IQ Option diinta maxay ka qabtaa Macnaha trading

Su’aasha: Macnaha erayga trading marka si guud looga hadlo waa Sidan soo socota: TRADE in generally is buying or selling goods or serves. Oo macnaheedu tahay inaad iibiso ama soo iibasato adeeg ama alaab, lkn marka laga hadlayo trading in money waxa loo qaybiyaa sidan soo socota: TRADING in money: Trading by exchange currencies. […]
Waxaan heystaa $1000kun ah marka maxaan ku sameeyaa ila tali

Su’aasha: Waaku salaamay sxb waxaan ahay qof shaqo doon ah waxaan heystaa $1000kun ah marka maxaan ku sameeyaa qaabkee lacagtaas ay lacag kale iigu sameysmi kartaa waxaan rabaa inay lacagtayda ay lacag ii dhasho marka ila tali sxb. Jawaabta: Waan kaa qaaday salaanta saaxiib, guud ahaan qofka markuu lacag hayo waxaa u fiican inuu mashruuc […]
Suuqa IQ Option ma laga shaqaysan karaa

Su’aasha: walaal waxaan ubaahnaa inaan ka shaqeysto suuqa la yiraa IQ Option marka hadii aan ka shaqeysanaayo lacagta aan ka helo xaaraan miyaa wax ribo ah kuma arkin micnaha lacag la isaaranaayo marka suuqaas war iga siiya {mahadsanidiin}. Jawaabta: Waa maxay IQ Option ? marka hore waa inaan ogaano waxa IQ Option tahay, waa shirkad […]
Lacagta Bitcoin sidee lagu helaa maxayna tahay

Lacagta Bitcoin sidee lagu helaa maxayna tahay? Bitcoin waa lacag koodh leh oo la sameeyay sanadka 2008-kii, waxaana sameeyay koox aan la garanaynin cidda ay yihiin. Adeegsiga lacagta Bitcoin wuxuu bilowday sanadka 2009-kii waxaana loo sameeyay Application oo open source ah. Bitcoin waa lacag dijitaal ah aan lahayn saldhig iyo bangi dhexe, qofka waxaa loogu […]
Forex wax dambi ah miyaa iga soo gaaraayo

Forex wax dambi ah miyaa iga soo gaaraayo Su’aasha: Asc waxaan rabey inaad igaga jawaabtaan hadii aan ka shaqeysanayo suuqa Forex aan anigu ka shaqeysanaayo wax dambi ah miyaa iga soo gaaraayo ama lacagta aan ka dgaxli halkaa ma xaaraan ayey noqoneysaa (waa marki aan anigu gaar ahaan uga shaqeysanaayo). Jawaabta: Walaal waxaan ka jawaabnay […]
Forex ayaan lacag gashan rabaa ma xaaraanbaa

Forex ayaan lacag gashan rabaa ma xaaraanbaa Su’aasha: lacag ayan haysaa waxan rabaa inaan maalgashto suuqa sarifka lacagaha forex waxaan maqlay waa xaaran waa ribo diinta islamaamka ma qabto dadna waxay i dhaheen waa xalaal oo ribo ma aha. Jawaabta: Forex ama boorsada oo laga soo gaabiyay afka Ingiriiska (Foreign Exchange Market) carabiga waxaa loo […]
