Categories
Bulsho Society

Waa maxay Yoga ma diinta Hinduusiga bay kasoo jeedaa

Yoga (jimicsiga yoga) waa dhaqan ka yimid dalka India waxaa lagu dhahaa afka hindiga: योग wuxuuna salka ku hayaa diinta Hinduusiyada (Hinduism) macnaheedana waxaa laga wadaa cibaado ku salaysan qaab jirka lagu carbinayo iyo nafta waxaa laga soo gaaray dadka haysta diinta Hinduism. Yoogada waa wax sal ku leh diinta Hinduusta. Waxaa la sameeyaa waxyaalo […]

Categories
Bulsho Society

Beesha Soomaali ugu bakhaylsan waa qoloma

Bakhaylnimada waa dhaqan fool xun waxayna ka fog tahay dhaqanka suuban ee islaamka. dadka soomaaliyeed guud ahaan waxay u badan yihiin dhanka sakhaynimada. marka la eegay beesha  ama qabiilka ugu bakhaylsan soomaali way adkaatay in beel toos ah oo dhamaan wada bakahayl ah in laga helo. marka qofkii macluumaad hayo oo aqoon ama baaris ku […]

Categories
Bulsho Society

Beesha ugu xifdin badan Quraanka kariimka

Soomaalida waa dad lawada og yahay inay Quraanka si fiican u bartaan marka loo eego dunida muslinka. Quraanka loox baa lagu dhigaa markaas ayaa laga xifdiyaa, dugsiyo badan ayaana sidaas sameeya. laakin marka aan fiirino beelaha soomaalida ugu akhriska badan Quraanka waxaa la dhihi karaa qabiilka Raxweyn guud  ahaan sidoo kale beesha Abgaal waxayna ku […]

Categories
Bulsho Society Sawirada

Raaxada dalka laga heli karo iyo rafaadka qurbaha

Raaxada dalka laga heli karo iyo rafaadka qurbaha Raaxada dalka taallo waa raaxo aad u macaan badan. laakin waxaa la la’yahay dad ka faa’idaysto. raaxada dadka waxay ku badaleen qaxar iyo kadeed. Dadka soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan rafaad iyo dhib ayaa daba taagan. Taasna rag iyo dumar yar iyo weyn oday iyo habar dhamaan […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Astaamaha qofka siigeysta lagu garto

Astaamaha qofka siigeysta lagu garto Astaamaha  siigaysiga, siigada waxay ka mid tahay waxyaalaha aan u rooneyn qofka inuu barto, qofka marka uu soo qaangaaro oo uu kacsi dareemo haddii  qof diin iyo caqli ku filan aan lahayn wuxuu galayaa badda seegada, taasna wiil iyo gabar way ku dhacaan. marka qofka hadduu siigeysanayo waxaa lagu gartaa […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Astaamaha malabka saafiga lagu garto

Astaamaha malabka saafiga lagu garto Malabka wuxuu ka mid yahay waxyaalaha aad laysugu khiyaano. laakin malabka saafiga astaamo buu leeyahay way adag tahay inaad hesho malab saafi ah oo aan wax kale lagu darin. laakin waxaa jira calaamado lagu garan karo malabka saafiga ah Calaamadda koowaad: malabka ku dhibci warqad, haddii ay dhuuqdo malabka saafi […]

Categories
Bulsho Society News Sawirada

Gabar iyadoo caruur wadda baxsi difaacanayso

Waa gabar lagu magacaabo Ayaan Cabdulqaadir oo ku faaftay baraha bulshada oo dad badan ayaa wax ka qoray waxaa ka mid ah waxyaalaha laga qorayhadalkan: Waxay ahayd arin aad ii farxad gelisay markii ay nasoo hor fadhiisatay Ayaan iyada oo xambaarsan/garaaran ilma yar, diyaarna u ah in ay difaacato thesiskeedi, aad ayaan ugu riyaaqay, waxaase […]