Riyada wiil habaryar dhashay oo sun cabaya
Riyada:
Waxan riyo ku arkay wiil habar yarteyda dhashay oo cabaya biyo sun ay ka buuxaan maxa lagu fisiri karaa.

Fasirka:
Riyada sunta fasir kala duwan ayay yeelan kartaa laakin riyadan waxaa laga fahmayaa qofkaas biyaha sunta ka buuxdo cabbaya in cadaadis badan uu dareemayo oo uu la’yahay dulqaad iyo sabar, waxaa kaloo lagu fasiri karaa inuu wax helayo awood ama karti ama hanti, waayo sunta waxaa lagu tiriyaa wax adag oo qofka aan ku dhiirran karin qofkii asoo u jeedo sun cabbaya waxna aan ku noqonin taas waxay tilmaamaysaa inuu awood iyo karti uu la soo baxayo hantidana waxay ka mid tahay waxyaalaha qofka xoojiya oo bulshada ay ka dambayso.
Riyada gabar sun cunto kugu darayso
Dreams about poison can have different interpretations, but in this dream,
it is understood that the person drinking water full of poison is feeling a lot of pressure and lacks patience and tolerance.
It can also be interpreted as gaining power, ability, or wealth.
Because poison is considered something difficult that a person cannot dare to do,
the person who drinks poison is considered to be a fool and nothing happens to him.
This indicates that he is gaining power and ability, and wealth is one of the things that strengthens a person and is sought after by society.
