Riyada wasiir xilka laga qaadayo gabar aan aqaano loo dhiibayo

Riyada: Asc bahda daruuro wll waxan xalay kuriyooday nin wasiira oon isku cidnahay oo xilkii laga qaaday gabar aan aqaano loo dhiibay anina aan lajoogo gabdha oo xafiisk guti fadhiyaalo oo xafiiska ayaan fadhinay a ana aan shaqaalo xafiiska kamid noqday oon guri karaadsanoyo meel aan isleeyahay waa meel ay wasiiradu dagaan oo amaana waxaana […]
Riyada xildhibaan barlamanka ah isagoo aad u faraxsan

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyooday anoo gacan qaadaya isagoo aad u faraxsan oo qoslaya xildhibaan barlamanka somaliland ah anoo aad u faraxsan Waxaanan ku idhi waa kulankeenii ugu horeyay soo dhawow Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa jago iyo awood aad heli doonto iyo magac xagga siyaasadda, waxaan […]
Waxaan ku riyooday anoo la ii magacaabay jago

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo la ii magacaabay safiirka somaliland u fadhiya mareykanka Allah macak. Jawaabta: Qofka hadduu ku riyoodo asoo helay ama loo magacaabay jago riyada waxay tilmaamaysaa inuu ka baxayo wixii dhib ah ama mashaakilka la xiraaray noloshiisa oo ay nolol fiican oo […]
Fasirka riyada qof xildhibaan noqday

Su’aasha: Asc wllo Xalay waxan ku riiyooday anoo xildhiban Barlamaanka somalia noqday wali kuwa la soo xuli doona 2021 marka fasirkeeda muxuu noqon kara. Si deg deg iga soo jawab haddii aad awooda adoo raali ah. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto waxa aad faraha kula jirto sidoo kale inaad magac yeelan doonto, fasirka […]
Riyada adoo qabiil kale sheeganayo maxay tahay

Su’aasha: qofka haduu riyo ku arko asoo qabiilka uu ka dhashay aan ka tirsanayn wuxuu sheeganayaa qabiil kale, marka beesha uu sheeganayo way diidan tahay inuu iyaga ka mid yahay fasirka riyada nocas muxuu noqon karaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto ujeedo laawe ah, oo aan dantiisa gaari karin. waxyaalo badan ayaa noloshaada […]
Qofka ku riyoodo in xil loo magacaabay

Su’aasha: Asc wllo Waxan ku riiyooday anoo la ii magacaabay xil Gudoomiye degmo waligayna niyadeeyda soma galin inan noqda ama aan xil ka qabta dowladda balse waxan ku riiyooday anoo la ii magacaabay gudoomiye degmo haddana wax shaqo mahayo guriga iska jooga balse shaqo ayan xaraystay waana sugaya in ay aqbalaan. Jawaabta: Inshaa Allaah riyada […]
