Riyada cabitaanka iyo keega iyo biyaha roobka la dhex taagan yahay

Riyada cabitaanka iyo keega iyo biyaha roobka la dhex taagan yahay

Riyada cabitaanka iyo keega iyo biyaha roobka la dhex taagan yahay Riyada: Asma Mohamed: 0Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga goob aan ka shaqeeyo inanba noo timi xaga sare ka soo qaata sharaab ba yaale waan tagay waxaan soo qaatay 2 sharaab ah iyo cake bac ku xidhan waxooga ah ma sii badna cake […]

Riyada wiil habaryar dhashay oo sun cabaya

Riyada wiil habaryar dhashay oo sun cabaya

Riyada wiil habaryar dhashay oo sun cabaya Riyada: Waxan riyo ku arkay wiil habar yarteyda dhashay oo cabaya biyo sun ay ka buuxaan maxa lagu fisiri karaa. Fasirka: Riyada sunta fasir kala duwan ayay yeelan kartaa laakin riyadan waxaa laga fahmayaa qofkaas biyaha sunta ka buuxdo cabbaya in cadaadis badan uu dareemayo oo uu la’yahay […]

Qofkii riyo ku arko asoo koob qaxwo cabaya

Qofkii riyo ku arko asoo koob qaxwo cabaya

Su’aasha: Asc riyada cabitaanka qaxwada maxaa agu fasiri karaa qofkii ku riyoodo asoo koob qaxwo cabaya. Jawaabta: Riyada cabitaanka qaxwada waxay tilmaamaysaa qofka inuu yeelan doono dad badan oo isaga jecel oo la sheekaysanayo, ama bulsho inuu yeelan doono, waxaa kaloo ay tilmaami kartaa qaxwada qofka in ay lasoo gudboonaan doonaan arrimo fikir u baahan, […]

Riyada anoo cabaaya sharaab Coca-Cola

Riyada anoo cabaaya sharaab Coca-Cola

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH ALLAH MACAK Waxaan ku riyooday anoo cabaaya sharaabka coke cola Oo quraarad ku jira oo macaan ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Guud ahaan riyada cabitaanka macaanka ah waa riyo wanaagsan inta badan waxay tilmaantaa qofka sida uu uga gudbo mashaakilka xagga maalka iyo hantida, sidoo kale […]

Waxaan ku riyooday ano masjidka jooga oo lacag la i siinayo

Waxaan ku riyooday ano masjidka jooga oo lacag la i siinayo

Su’aasha: Asc gudomiye : waxan Ku riyooday anigoo joga Masajidka ee la bilaabay salàda Jimcaha waxan jogay Qeebta Weyso qaadka waxaan cabaayey Cabitaan Iron brew ah ee baraf leh e mesha Yaalay ee macaana wan dagdagsana oo Waxa already Laxurtay salàda waxan is iri suratul Fatixa way dhamaatay Suradi kale Ayana si dhamanrabto ee Ka […]

Waxaan ku riyooday anoo koob shaah cabaayo

Waxaan ku riyooday anoo koob shaah cabaayo

Su’aasha: Asc , waxaan ku riyooday anoo koob shaah cabaayo oo meel joogo garaneyn . Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka dhergi doonto wax aad raadinayso oo aad farxad dareemi doonto sidoo kale inaad dhex gali doonto bulsho aad ku farxayso.

Riyada cabitaanka baytaraafka aadan u bogin oo dumar ku siinaayo

Riyada cabitaanka baytaraafka aadan u bogin oo dumar ku siinaayo

Riyada cabitaanka baytaraafka aadan u bogin oo dumar ku siinaayo Riyada: Asc bahda daruuro waxaan ku riyooday laba gabdhood oo aan aqaano oo iyagoo baradn dad guri gayga fadhiya aan u imid waxayna isiiyeen cabitaan aana ubogin oo ka samaysan baytaraaf markaan dhahdhamiyay uma bogin dha dhan kiisasa waana tufay waxyna dhaheen cab adaan kuu […]