Riyada nin aad u weyn muuqaal ahaan

Riyada nin aad u weyn muuqaal ahaan Riyada: Asc walalahey ga page kan gacan ta ku haya waxan raba riyadan in la I fasiro hada 2 saac ka hor ayan salad fajr tukaday inta ay sacada/alarm iga kicin waxan riyo ku arkay nin aad & aad u xajmi/ muuqal weyn. oo ku jira markab aad […]
