Waxaan ku riyooday geerida siyaasi caan oo soomali ah

Waxaan ku riyooday geerida siyaasi caan oo soomali ah

Waxaan ku riyooday geerida siyaasi caan oo soomali ah Riyada: Asc waxaan ku riyooday geerida siyaasi caan oo soomali ah waxaan so kacay anigo aad unaxsan si aan qof dintay ooga nixiin maxay noqon karta. Fasirka: Riyadan fasirkeeda wuxuu u badan yahay inuu noqon doono isbadal muuqa, culimada riyada fasiro waxay qabaan qofkii ku riyoodo […]