Labada xaraf “CH” afka ingiriiska dhawaaqyo kala duwan ayay qaataan, laakin waxaa u badan “K” ahaan loogu dhawaaqo marka ay ka horreeyaan shaqal ama ay ugu dambeeyaan, way dhici kartaa inay khilaafaan qaacidada aan soo sheegnay laakin tusaalahan ayaad ka qiyaasqaadan kartaa.
The two letters “CH” in English have different sounds, but they are usually pronounced as a “K” when they precede or end with a vowel. They may differ from the formula we mentioned, but you can guess from this example.

Halkaan waxaad ka helaysaa ereyo English oo xarfaha “CH” ay ku jiraan oo carabi soomaali loo turjumay
| English | Arabic | Somali |
| headache | صداع | madax xanuun |
| psychic | نفسي | nafsi |
| stomach | معدة | calool |
| anarchy | فوضى | fowdo / qas |
| archive | أرشيف | keyd |
| scheme | مخطط | qorsheysan |
| school | مدرسة | dugsi |
| ache | وجع | xanuun / laxaw |
character | شخصية | Shakhsiyad |
