Categories
News

MD Farmaajo oo soo dhoweeyay wiilasha uu dhalay wariye Cawil Daahir Salaad

MD Farmaajo oo soo dhoweeyay wiilasha uu dhalay wariye Cawil Daahir Salaad Madaxweyne Farmaajo ayaa soo dhoweeyay carruurta uu ka tagay wariye Cawil Daahir Salaad. Cawil oo ku dhintay qaraxa tiyaarka magaalada Muqdisho agtiisa ka dhacay, kaasoo ay soo qaadeen kooxdan al-shabaab. cawil wuxuu u shaqeynayay talafiishanka caalamiga ee Uviversal TV , cawil waxaa la […]

Categories
Bulsho Society

Jacaylka aan waarin calaamadaha uu leeyahay

Jacaylka aan waarin calaamadaha uu leeyahay Jacaylka 20 jirka iyo guurka degdegga Qofka markuu yar yahay oo wali uusan qaadan mas’uuliyad ma fahmo dhabta, dhalinyarada ka yar labaatanka waxay u malaynayaan jacaylka inuu yahay hadal. gabar haddii ay dhahdo wiilka 20ka jira : waan ku jeclahay aboowe isagoo dhan adduunka ayaa la wareegsanayo, wuxuu u […]

Categories
Bulsho Society

Geed aad u macaan badan malab oo kale ah

Geed aad u macaan badan malab oo kale ah Geedka Muryada loo yaqaano ama dhafaruur waa geed caan ah, oo ay dad badan soomaali ah yaqaanaan, geedkan aad buu macaan badan yahay, mirahiisa waa sida sawirka ka muuqato. dhacaan buu leeyahay oo malab oo kale ah, waxaa laga yaabaa dad badan oo soomaali ah inay […]

Categories
News

Diyaaradda Trump oo si lama filaan loo sawiray

Donald Trump oo si qarsoodi ah ku booqday ciidamada maraykanka oo jooga dalka ciraaq. booqashada madaxweynaha maraykanka oo ahayd mid sir. laakin waxaa si lama filaan ah u sawiray diyaaradda Trump oo dul maraysa dalka Ingiriiska nin ka mid dadka helo sawirqaadista, ninkaas oo lagu magacaabo Alan Meloy oo u dhashay dalka ingiriiska, nikaas wuxuu […]

Categories
Siyaasa - politics

Gaas iyo Amin arts oo weli isku dheggan

Gaas iyo Amin arts oo weli isku dheggan Amin arts qofka uu ku dhego ma daynayo, ilaa uu ka saaro siyaasadda. Gaas sida muuqata kuma guulaysanayo doorashada 2019ka, waayo wuxuu ku dhacay arrimo dadka oo dhan ay ka kaga xanaaqeen. gaas wuxuu muujiyay qabyaalad iyo cunsuriyad, sidoo kale hadallo badan oo qaab daran ayuu ku […]

Categories
Bulsho Society

Qabiilka Soomaali ugu xun halkaan ka ogow

Qof kasta Soomaali wuxuu rabaa in qabiilkiisa xukumo dalka, qof kasta soomaali wuxuu rabaa in beeshiisa ay noqoto midda ugu hantida badan. qof kasta soomaali wuxuu rabaa in reerkiisa ay noqdaan kuwa u lacagta badan. marka yaa somaali ugu xun qabiil ahaan? jawaabta meel kale haka raadinin qaabilka ugu xun waa midka sifooyinkan leh: qabiilka […]

Categories
Siyaasa - politics

Amin arts oo sawir ka smeeyay Cabdiwali Gaas wuxuu carab u qabto

Amin arts oo sawir ka smeeyay Cabdiwali Gaas wuxuu carab u qabto Cabdiwali Gaas oo ah qof ku dhaqaaqay waxyaalo oo soomaalida ka yaabiyay waxaa ka mid ah inuu yiri muqdisho ma aha soomaali sidoo kale wuxuu yiri wiil dacas wata oo ka yimid diinsoor ama buur hakaba oo raba inuu xukumo dhulkeena ma dhacayso. […]