Su’aasha asc waa aniga jacfar sidee baan ku ogaan karaa inaad iisoo jawabteen?? Waa bilahii towfiiq.. Jawaabta marka aad su’aashaada soo qorto oo laga jawaabo waxay soo galaysaa bogga jawaabaha talooyinka oo ah boggan https://daruur.com//consultations/
