Shiirka urka badan maxaa keeno
Su’aasha
Dhididka marka aan isku arko waxaa iga soo baxo shiir daran dharka xitaa hal mar ka badan ma qaada karo maxa kena shiirka badan sidee loo joojin karaa sabun kaste wan adeegsaday ii sheega fadlan

Jawaabta
Dhididka waa wax caadi ah, sidoo kale urka shiirka waa wax caadi ah, laakin midka badan waxaa keena inta badan, qofka oo doobnimada ku daaho oo dareenkiisa shahwada uu daran yahay, waxaad arkaysaa qofka marka uu kacsado inuu shiiro rag iyo dumarba, taas waxaad ka fahmi kartaa inuu shiirka xiriir la leeyahay dareenka qofka, xitaa qofka marka uu xishoodo ama yaxyaxo wuu shiraa.
nadaafad la’aantana shiirka way keentaa ama dharka hoose inaan layska baddalin muddo badan
marka waxaad kala dagaalami kartaa inaad dadaafadda badsato, cuntooyinka qaarna inaad yareyso sida basasha iyo kalluunka, dharka aad xiranayso yuuna ahaanin mid ka samaysan layloon ha ahaado mid qudun ah, qubayskana badso, calooshaadana yasan istaagin.
Shiirka kacsiga astaanta lagu garto
Sweating is normal, and the smell of sweat is also normal, but the most common cause is usually a person who is late in puberty and has a strong sense of smell. You can see that when a person is aroused, he sweats, both men and women, from this you can understand that sweat is related to a person’s feelings, even when a person is shy or embarrassed, he sweats.
Lack of hygiene also causes sweat or underwear not being changed for a long time
so you can fight it by increasing your sweating, and reducing some foods such as onions and fish, and the clothes you wear should not be made of linen, let it be soft, and take plenty of baths, and do not let your stomach stand still.
