Siigada soonka ma furtaa

Su’aasha

Siigada soonka ma jabisaa sida galmada oo kale ma waxaa laga rabaa qofka kafaaro? fadlan jawab fiican aan rabaa

Siigada soonka ma furtaa
Siigada soonka ma furtaa

Jawaabta

Qofka sooman haddii uu siigayto oo ay biyaha ka baxaan soonkiisa wuu jabaa sidaasna waxaa qaba afarta mad’hab

culimo qaar waxay qabaan inuusan ka jabaynin soonka waxaa ka mid ah culimadaas Inbu Xazm oo ka mid ah culimada mad’habka daahiriga.

sidoo kale kafaaro lagama rabo hadduuna galmo samaynin, qofka sooman hadduu galmo sameeyo soonkiisa wuu jabaa xitaa haddii aysan biyaha ka bixin, sidoo kale kafaaro ayaa laga rabaa.

Cuntoooyinka la siin karo qofkay siigada dishay

If a fasting person defecates and water comes out, his fast is broken. This is the view of the four schools of thought.
Some scholars believe that it does not break the fast, including Ibn Hazm, one of the scholars of the Taahiriya school of thought.
Also, no expiation is required if he has not had sex. If a fasting person has sex, his fast is broken even if water does not come out, and expiation is also required.

One Response

Leave a Reply