Categories
Caafimaadka Health

Daba cuncunka maxa keeno sideena loo daaweeyaa

Daba cuncunka maxa keeno sideena loo daaweeyaa Daba cuncunka waa arrin ku faafsan bulshada dumarka iyo raga naagaha waaweyn iyo gabdhaha yaryar caruurta dhamaan way qabsataa arrintan. sababaha keena cuncunka dabada way badan yihiin, badankooda waxay u noqnayaan nadaafadda qofka, sidoo kale xiliga waqtiga kulul ayay badan tahay arrintan. taas waxaa sabab u ah dhididka […]

Categories
News

Dilaaga qabiilka uu kasoo jeedo Goobjoog

Dilaaga qabiilka uu kasoo jeedo Goobjoog Ninka xaaskiisa dilay oo warbixin laga helay. nin soomaaliyeed oo meesha uu degannaa ku noolaa ayaana aad uga sheekeeyay sidey wax u dhaceen. gabadha la dilay waa la jarjaray, gabadha waxay ahayd majeerteen, nin carab ayaa qabay, ninka soomaaliyeed oo u dhashay raxanweyn, waxayna ahayd gabar aad u shaqaysatay […]

Categories
Bulsho Society

Bulshada Soomaaliyeed maxaa ka maqan

Soomaalida waxay iska dhaadhiciyeen inay yihiin dadka ugu fiican dunida, marka aad si fiican u eegto waxaa kuu soo baxaya inay yihiin dad dhinac walba ka liita. Tusaale ahaan waxay dhahaan annaga 100% muslin ayaan nahay haddana waxaa xalaal laga dhigtay qof in xoolihiisa la dhaco lana dilo waa caadi. diinta islaamka waxay ka qaateen […]

Categories
Fatwada

Ninka gabdhaha beenta u sheego

Ninka gabdhaha beenta u sheego Su’aasha Nin ayaa jiro gabar uu shukaansabayo been u sheego wuxuu leeyahay naagta been baa lagu soo xareeyaa runna waa lagu dhaqaa ,diinta maxay ka qabtaa. Jawaabta Beenta sideedaba waa wax xun, qaab kaste ha ahaatee, maxaad u malaynaysaa qof mustaqbal qoys rabo inuu been ku dhiso, haddii aad rabto […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Lacag badan daadaadanayso maxaa lagu fasiraa

Lacag badan daadaadanayso maxaa lagu fasiraa Su’aasha: Waxan ku riyoday anigoo lacag badan wado oo xaanshi ah , ee iga dhacdhacayso oo aan so gurbinayo Jawaabta Lacagta badan waxaaylo badan ayay tusinaysaa, qofka doobka guur ayuu helaa, qofka xaaslaha caruur ayuu helaa iyo caafimaad iyo farxad, sidoo kale guud ahaan waxaa lagu fasiraa inuu qofka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Liin dhanan ayaan ku riyooday waa maxay

Su’aasha Waxan ku riyoday anigoo saxan baaris ah wado  korna hal iyo haaf liin dhanaan ah ka saran yihin nin an garanayo oo dariskayga ah ayaa igu yiri liin isii marakasan midi haaf ka ahayd siyay liin xoogaa yara madow bay ahayd lakin biya badan ayaa ku jireen markas ayu ninkii wax yar riixay misa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada dabka shidan waa maxay

Fasirka riyada dabka shidan waa maxay Su’aasha Waxaan ku riyoday barama stove gurigayga ka shidan oo laba malin Shidanoo sida Wax ka hilmamay in la damiyo mana isticmalo barama stove holac yar aya ka baxaya iyo hora qiic ah marka uu guriga ka hubsan ayan isiri wana damiyay Lomaba dhawankarin kulelka illa hu qariray Maria […]