Daba cuncunka maxa keeno sideena loo daaweeyaa
Daba cuncunka waa arrin ku faafsan bulshada dumarka iyo raga naagaha waaweyn iyo gabdhaha yaryar caruurta dhamaan way qabsataa arrintan.
sababaha keena cuncunka dabada way badan yihiin, badankooda waxay u noqnayaan nadaafadda qofka, sidoo kale xiliga waqtiga kulul ayay badan tahay arrintan.

taas waxaa sabab u ah dhididka badan siiba marka meesha ay leedahay timo badan, dadka qaarkii futada ayay timo ka qabaan waxaa loo yaqaanaa shuunka dabada ama bisqinta futada.
waxaa la rabaa xiliga kulaylka qofka inuu ugu dadaalo nadaafadda si gaar ah, kastuumada waa in qofka mar kaste iska baddalaa, ma fiicna inuu hal kastuumo muddo badan wato.
dumarka waxaa u sii dheer qoyaanka cambarka oo kastuumada ku dhego kaas oo ku faafa meelahaas oo dhan, gabdhaha kastuumada dhib weyn ayay u keeni kartaa marka ay ka tagaan nadaafadda lagaga baahan yahay, cuncunka siilka inta badan waxaa keento kastuumo wasakh ah.
dhididka marka uu ku dhego nigiska bakteeriya badan ayaa ka dhalan karto ur iyo qurmuun haddaad aragto meesha dhib ayaa kasoo socda, nigis wasakh ah waa cudur socda.

daba cuncun waxaa kaloo keeni kara jiriiriso ama tixriga futada wax loo yaqaano ama idinyo waa wax yaryar oo inta badan habeenkii ayay soo foofaan qofka wuxuu dareemayaa cuncun badan oo aan loo adkeysan karin, waana dabada afkeeda inta wareegsan subaxdii marka la gaaro cuncunka wuu degaa caadi ayaad noqonaysaa, waa marka cuncunka uu ka yimid jariirisada ama idinyada, haddana marka maqrib la gaaro cuncunka wuu soo laabanayaa waa soo kacayso oo soo faafayso idinyada ama jariirisada.
sidoo kale cuncunka waxaa keeno baabasiirka marka uu bilow yahay, cudurka baabasiirka marka uu bilow yahay waxaa kasoo baxo weeraga dabada finan yar yar finka aad buu u yar yahay waana xanuun badan yahay cuncun daran ayuu keenayaa.
hadaad dareento cuncun badan waxaa fiican inaad musqusho aaddoo aad kusoo dhaqdo biyo qandac ah wareega dabada iyo gudaha dabada, haddii ay jiriiriso tahay way kasoo daadanaysaa midda dabada afkeeda joogto, haddii ay nadaafad xumo tahayna waaba dageysaa.
waxaa kaloo cuncun ku dhaco dadka galmada futada lagu sameeyo dumarka gadaal dhiibto cudur cuncun ayaa ku dhaco, waxaa la sheegaa kaas waxaa keena biyaha ninka oo futadada lagaga shubayo waxaa ka dhahsha bakteeriya keenaysa cuncun naagta waxaa ku dhacaayo cudur lagu magacaabo cuncunka dabada الحكة الشرجية oo aan degin marka looga tago dabada mooyee meeshana way hallaabaysaa.
waxaad ku dadaashaa nadaafadda
Daawada baabasiirka ugu fiican iyo noocyada uu yahay bawaasirka
In English
Itching is a phenomenon that is spreading in the society of women and men, older women and young girls. Children all get caught up in this.
The causes of anal itching are many, most of them are for the hygiene of the person, and the hot time period is also common.
This is due to the excessive sweating when the place has a lot of hair, some people have hair on the feet is called anal hair or anal hair.
It is required during the heat that the person should take care of the hygiene in a special way, the underwear must always change the person, it is not good to have one underwear for a long time.
Women are further affected by the moisture on the nails that sticks to the underwear which spreads to all these areas, the vagina can cause great problems for girls when they abandon the required hygiene, itching of the nipple is often caused by dirty underwear.
