Categories
Bulsho Society

Cadaalad iyo Sinnaan maxay kala yihiin

Cadaalad iyo Sinnaan maxay kala yihiin Cadaalad iyo sinnaan aad baa loo adeegsadaa siiba waxaa la adeegsadaa marka laga hadlayo raga iyo dumarka, sidoo kale waxaa adeegsada siyaasiyiinta marka ay ka hadlayaan shacabka iyo dowladda waxa ka dhexeeya. Cadaaladda ma aha sinnaan sidoo kale sinnaantana ma aha cadaalad mar kaste. Cadaaladda waa qofka in la […]

Categories
Bulsho Society News

Suhayba Badqas beenta ay ka sheegeen

Soomaalida ma ka xishoodaan inay dadka wax been ah ka sheegaan. Baraha bulshada dadka soo galo badankooda waxay usoo galaan fadhi ku dirir iyo qabyaalad. Gabar soomaaliyeed wariye ah oo lawada yaqaano ayay ksuoo qoreen Facebook inay dhimatay. Hadalkaas dad badan ayaa run u qaatay, laakinse been buu ahaa. Dhimashada waa xaq, qof kasta wuu […]

Categories
Caafimaadka Health

Ansalaatada maxay tartaa xog muhiim ah

Ansalaatada maxay tartaa xog muhiim ah Ansalaatada oo loo yaqaano afka English: Lettuce (Lactuca sativa) waxyaalo badan ayay u tartaa dadka cuna waxaa ka mid ah: 1- wadnaha ayay u roon tahay iyo xididyada dhiigga mara, maxaa yeelay waxay wadataa vitamin G iyo Vitamin Aز sidoo kale dhiigga ayay ka sifeysaa dufinta cad oo soo […]

Categories
Bulsho Society

Hala saaxiibin 9-kan qofood

1- Qof ballanqaad badan oo aan ka kasoo bixin. 2- Qof hadlaakaga qof kale u geeynaya. 3- Qof ceebta raadiya oona dadka ku dhex faafiya. 4- Qof aan sirta qarin karin 5- Qof xumaanta uusoo sameeyay ku faanaya, sida raga ka sheekeeya naagaha ay la soo dhileysteen ama naagaha dhilooyinka sidey ku sameyn jireen. 6- […]

Categories
Caafimaadka Health

Daba cuncunka maxa keeno sideena loo daaweeyaa

Daba cuncunka maxa keeno sideena loo daaweeyaa Daba cuncunka waa arrin ku faafsan bulshada dumarka iyo raga naagaha waaweyn iyo gabdhaha yaryar caruurta dhamaan way qabsataa arrintan. sababaha keena cuncunka dabada way badan yihiin, badankooda waxay u noqnayaan nadaafadda qofka, sidoo kale xiliga waqtiga kulul ayay badan tahay arrintan. taas waxaa sabab u ah dhididka […]

Categories
News

Dilaaga qabiilka uu kasoo jeedo Goobjoog

Dilaaga qabiilka uu kasoo jeedo Goobjoog Ninka xaaskiisa dilay oo warbixin laga helay. nin soomaaliyeed oo meesha uu degannaa ku noolaa ayaana aad uga sheekeeyay sidey wax u dhaceen. gabadha la dilay waa la jarjaray, gabadha waxay ahayd majeerteen, nin carab ayaa qabay, ninka soomaaliyeed oo u dhashay raxanweyn, waxayna ahayd gabar aad u shaqaysatay […]

Categories
Bulsho Society

Bulshada Soomaaliyeed maxaa ka maqan

Soomaalida waxay iska dhaadhiciyeen inay yihiin dadka ugu fiican dunida, marka aad si fiican u eegto waxaa kuu soo baxaya inay yihiin dad dhinac walba ka liita. Tusaale ahaan waxay dhahaan annaga 100% muslin ayaan nahay haddana waxaa xalaal laga dhigtay qof in xoolihiisa la dhaco lana dilo waa caadi. diinta islaamka waxay ka qaateen […]