Categories
Bulsho Society Siyaasa - politics

Qaraxyada Muqdisho maxaa soo badiyay?

Qaraxyada Muqdisho maxaa soo badiyay? Dalkan Soomaali lagu magacaabo marka aad si fiican u fiiriso dadkiisa waa dad lala yaabo. Ma fahmaysid waxa ay  rafaadka u jecel yihiin. Ma jiro ama waa yar yahay qof Soomaali ah oo oggol inuu daacad noqdo. Qaraxyada Xamar kusoo batay waa qaraxyao qorsheysan oo loogu talaggalay soomaali in lagusii […]

Categories
Bulsho Society

Raaxada nafta iyo rafaadka jirka

Raaxada nafta iyo rafaadka jirka Raaxada ayaa waxay tahay labo nooc. raaxo nafta ku raaxaysanayso  iyo raaxo jirka ku raaxaysanayo. laakin labada raaxo way isku xiran yihiin, mid hadday qalloocato midda kale way raacaysaa. Tusaale ahaan haddii lagu siiyo guri qurux badan alaab nooc walba ay taallo, cunto nooc walba ay taallo. Laakin meel waxaad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada madaxa lo’da la gowracay

Su’aasha: Asc wadayow waxaan riyo ku arkay madax lo’  aan rabayna inaan qof siiyo, balse aan waayay qofkaas madaxa lo’dana waa yara cayilnaa, madoobaana neef markas la qalay madaxiisa ayuu lahaa, balse ma arkin qalida bal wadayow ii sheeg bal micnaha waadna mahadsan tahay. Jawaabta: Lo’da guud ahaan waxay tilmaamaysaa sanadaha kusoo food saaran abaar […]

Categories
Sheeko Story

Naag qurux badan oo nacas ah iyo ninkeeda dood dhexmartay

Naag qurux badan oo nacas ah iyo ninkeeda dood dhexmartay Nin ayaa rabay xaaskiisa inuu ka xanaajiyo. wuxuu ku yiri: waxaan la yaabanahay adoo sidan u qurux badan haddana waxaad tahay naag nacas ah. oo caqligeeda aad u yar yahay. Waxay  ku tiri: Ilaahay wuxuu iga dhigay gabar qurxoon si aan kuusoo jiito oo aad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada bisadda oo faahfaahsan

Fasirka riyada bisadda oo faahfaahsan Riyada bisaadda ama mukulaasha waxay yeelan kartaa tafsiiro kala duwan, taas waxay u noqonaysa qofka arkayo xaalkiisa, hadduu yahay lab ama dheddig qof xaas leh ama qof doob ah. laakin guud ahaan fasirka riyada bisadda qaabab badan ayay yeelanaysaa. Bisadda waxay noqon kartaa qof guriga ka adeego oo aan aamin […]

Categories
News

Raabidada islaamka ayaa guri u iibsay Salwa Mustafa

Raabidada Caalamka islaamka ayaa guri ugu iibisay dalka New Zealand haweeneydii ku weysay ninkeeda iyo wiilkeeda weerarka foosha xumaa . waxay tageen iyada iyo familkeeda goor dhow dalka New Zealand. Waaxaa lagu magacaabaa Salwa Mustafa, waxayna ku tageen dalkaas qoxootinimo, waxay kasoo carareen dagaalka dalka Suuriya.

Categories
Bulsho Society Talooyinka Consultation

Dardaaran ku wajahan hablaha la qabo video

Hablaha la qabo dardaaran fiican ayay usoo jeedisay gabar soomaaliyeed. inta badan guryaha soomaalida aad bay u dumaan, furiinka aad buu usoo batay, si fudud ayay isku dhacaan nimanka iyo naagaha. waxaa laga yaabaa xiliga shukaansiga in meel sare laysla gaaro oo jacay ah, laakin marka gabadha ninka ay waabta soo galiso, tiiba ma aha, […]