Categories
News Sawirada

Sawirada mudaaharaadka dalka Sudan ugu saameyn badan

Sawirada mudaaharaadka dalka Sudan ugu saameyn badan Mudaaharaadka dalka Sudan shacabka kasoo qeybgalay waxay rideen madaxweynaha dalka Cumar albashiir oo jagada hayay in ka badan 30 sano. sida la sheegay waxay ahaayeen kuwa xoog leh oo shacabka Sudan ku muujiyeen inay ka daaleen xukunka Bashiir. Madaxweynaha Cumar albashiir toos ayaa looga casilay xukunka. marka ay […]

Categories
News

Booliska dalka UK oo qabtay Julian Assange aasaasaha WikiLeaks

Booliska dalka UK oo qabtay Julian Assange aasaasaha WikiLeaks Booliska dalka UK oo qabtay Julian Assange. Julian Assange wuxuu dhashay; 3 July 1971. waa qof Australian. waa qof ah computer programmer. wuxuu ahaa qof ku dheereeya hacking. wuxuu bilaabay  inuu hacking sameeyo 1987. wuxuuna adeegsan jiray magacan: Mendax waa ninka asaasay WikiLeaks. WikiLeaks wax badan […]

Categories
Bulsho Society

Qofka aad guursanayso meesha laga eego

Qofka aad guursanayso meesha laga eego Qofka aad guursan rabto waxaa fiican inaad fiiriso ceebta uu leeyahay si aad ugu qanacdo ceebtiisa ha fiirinin waxyaalaha fiican uu wato sida quruxda iyo hantida iyo qaabka. ha is dhihin qofkan wuu is baddalaa maxaayeelay dabciga in la baddalo waa wax aad u adag. qof aan ceeb lahayn […]

Categories
News

MD Sudan Cumar Albashiir oo jagada laga casilay

MD Sudan Cumar Albashiir oo jagada laga casilay Cumar Albashiir oo ahaa madaxweynaha Sudan ayaa maanta laga casilay madaxtinnimada. taasoo ka dhalatay kacdoonka shacabka Sudan oo maalmahan ka socday dalkaas.                 xukunka haddda waxaa la wareegay ciidanka militariga dalka Sudan. Cumar albashiir wuxuu dhashay 1 Janaayo 1944. xukunkan […]

Categories
News

RW Xasan Cali Kheyre iyo John Bolton maxay ka wada hadleen?

RW Soomaaliya Xasan Cali Kheyre wuxuu l kulmay taliyaha amniga Qaranka Dowlada Mareykanka John Bolton. sidan ayuu kusoo qoray barta Facebook Waxaan kulan la qaatay la taliyaha amniga Qaranka Dowlada Mareykanka John Bolton. Waxaan ka wada hadalnay horumarka ay Soomaaliya ka sameyneyso soo kabashada dhaqaalaha, dib-u-habeynta hay’adaha amniga iyo sida uu Mareykanku u joogtayn lahaa […]

Categories
News

Banaanbaxa mootooleyda Magaalada Muqdisho maanta

Dadka mootooleyda magaalada Muqdisho oo maanta ku banaanbaxayo magaalada Xamar dadkaas oo ka cabanaya xiritaanka waddooyinka magaalada Muqdisho. Waxay ku yeelatay arrintaas saameyn weyn shaqadooda. marka waxaa meesha isugu yimid dad badan oo dhamaan ah dadka mootooyinka ku shaqaysta.

Categories
Sheeko Story

Labo nin Hawiye iyo Daarood kala ah oo xabsiga dadka waalan la dhigay Canada

Labo nin u kala dhashay Hawiye iyo Daarood ayaa isku dagaalay magaalada Toronto ee dalka Canada. waxay isku dagaaleen meel qaxwo laga cabbo. fadhi ku dirir ayay haayeen. labada nin si fiican ayay isu garaaceen. waxaa yimid booliska dalka Canada wuxuu qabtay labada nin. waxaa lasoo saaray maxkamad . Qaadiga ayaa wuxuu u yeeray labada […]