Qofka aad guursanayso meesha laga eego
Qofka aad guursan rabto waxaa fiican inaad fiiriso ceebta uu leeyahay si aad ugu qanacdo ceebtiisa ha fiirinin waxyaalaha fiican uu wato sida quruxda iyo hantida iyo qaabka.
ha is dhihin qofkan wuu is baddalaa maxaayeelay dabciga in la baddalo waa wax aad u adag.

qof aan ceeb lahayn ma jiro qof dhammaystiranna ma jiro,
quruxdana ma aha jirka keliya ama wejiga quruxda waxay noqon kartaa dabeecadda qofka iyo dhaqankiisa.
doorashada guurka waa marxalada ugu adag mustaqbalka nolosha.
towfiiqda ayay ku xiran tahay,
Ilaahay hadduu ku waafajiyo qof wanaagsan nasiib ayaad leedahay.
Jacaylka beenta laysku akhriyo marka dhabta la gaaro runta ayaa caddaanayso.
furiinka waxyaalaha soo dedejiyo waxaa ka mid ah labada qof oo been isu sheegay.
It is better to look at the shame of the person you want to marry so that you are satisfied with his shame,
do not look at the good things he has such as beauty, wealth and style.
Do not think that this person will change because changing nature is very difficult.
There is no one without shame and no one is perfect,
and beauty is not just the body or face, beauty can be the nature of the person and his culture.
Choosing marriage is the most difficult stage in the future of life.
It depends on the will,
If God makes you agree with a good person, you are lucky.
Love is a lie that is read when the truth comes out.
Among the things that accelerate divorce are both people who lie to each other.
