Qayb ka mid ah shacabka Sudan ayaa waxay galeen guriga madaxweyanah dhacay Cumar Albashiir. waxay ku dhex wareegeen guriga iyagoo sawiranaya meel kaste ayay gadgaddiyeen. sidoo kale ku dhexboodaya waxay ku seexdeen sariirtiisa yaabka adduunka waxayna ku dhawaaqayeen xaqeena weeye. qolka jiifka iyo musqusha iyo meelo badan ayay galeen. xitaa dharkiisa ayay soo duubeen. daawo […]
